Jacaylbaro Posted February 7, 2010 Wararka naga soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in la soo dhoobay ciidamo tiro badan oo Soomaali ah kuwaas oo sida la sheegay daacad u ah DFKM. Ciidamadan ayaa waxaa ay in mudo ah tababar ku qaadanayeen gudaha dalka Kenya gaar ahaan magaalada xeebta ah Mombaza sida ay xaqiijisay dowlada Kenya. Tirada Ciidamada ayaa waxaa lagu qiyaasay ilaa 1500 sidda uu sheegay sarkaal la hadlay saxaafada gudaha dalka Soomaaliya waxaana ay haatan ku sugan yihiin deegaanka Diif ee dhinaca Kenya. Ciidamadaan ayaa waxaa hogaamin doona sida ay Halgan.net ku heshay ilo xogagaal ah Jen Maxamed Saciid Morgan iyo Jen Cabdi Mahdi oo haatan ku sugan dalka Kenya iyo Saraakiil kale Dowlada dalka Kenya ayaa dhowr mar ku celisay in ay tababa siinayso ciidamo ka tirsan DFKM si loo soo cesho amaankii iyo kala danbeyntii ka jiri jirtay dalka Soomaaliya. Waxaa laga dareemayaa xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan deegaanka Dhoobley dhiilo colaadeed balse waxaa laga war dhowri doonaa goorta ay xabadu qaraxi doonto. Afnugaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 7, 2010 Al-barbaar must be really scared LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qorax Posted February 7, 2010 Horta shariifki yaa maqlay waayadan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 7, 2010 oo kolki hore halku ku maqna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 7, 2010 Wararka naga soo gaaray magaalada Nairobi ?? in la soo dhoobay ciidamo tiro badan oo Soomaali ah kuwaas oo sida la sheegay daacad u ah DFKM xaggee la soo dhoobay? sida ay Halgan.net ku heshay ilo xogagaal ah Afnugaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 7, 2010 Shacabka magaalada Kismaayo oo wel wel iyo cabsi la soo deristay Wararka ka imaanaya Gobolada Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in shacabka ku nool magaalada Kismaayo ay la soo deristay dareen xambaarsan wel wel iyo cabsi xoogan ka dib markii shalay gelinka dambe lagu arkay hawada magaalada Kismaayo 4-diyaaradood oo jawi hoose ku duulaya. Diyaaradahan lagu arkay hawada magaalada Kismaayo ka sakoow ayaa baryahan waxaa jiray warar aan si rasmi ah loo hubin oo sheegaya in ciidamo farabadan oo Soomaali ah la soo dhoobay deegaanada u dhow xadka kala qeybiya Kenya iyo Somalia kuwaasoo bilihii ugu dambeeyey lagu taba barayey gudaha dalka Kenya. Dhinaca kale gudoomiye ku xiheenka maamulka Al-shabaab ee gobolada Jubooyinka Xuseen Cabdi Geedi oo ka hadlay idaacada ANDALUUS ee xarunteedu tahay magaalada Kismaayo ayaa shacabka reer Kismaayo ku boorieyey inay qoryaha qaataan isla markaana la dagaalamaan ciidamada lagu soo taba baray dalka Kenya ee duulaanka ku soo ah gobolada Jubooyinka. Isku soo duuboo jawiga xaalada Jubooyinka ayaa ah mid aad u kacsan iyadoo aad looga cabsi qabo inay dagaalo duqeeymo wata ay ka dhacaan gobolada Jubooyinka kuwaasoo horseedi doona barakac iyo qax horleh. Wixii ka soo kordha arimahan kala soco warsidaha madax banaan ee Dhanaan.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 7, 2010 Ma aroosbaa? Xabashida oo galbinaya maleeshiyaad Soomaali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted February 7, 2010 They should make a song about him Quote Share this post Link to post Share on other sites
B Posted February 7, 2010 ^ Do you know who morgan is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 7, 2010 Ciidamada Itoobiya oo Galay Gobalka Bakool. Cutubyo ka tirsan Ciidamada Milateriga Ethiopia oo ay wehliyaan Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ayaa maanta gudaha u galay Gobolka Bakool, gaar ahaan Degmada Ceel Barde oo ay fariisimo ka sameysteen. Sida ay soo sheegayan dadka deegaanka Ciidamada Ethiopianka ayaa ka soo gudbay xadka, kuwaasoo ay la socdaan saraakiil, waxaana ay durba dhaq dhaqaaqyo ay ka bilaabeen degmada Ceel Barde. Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamadan Ethiopianka ay xoojin u yihiin Ciidamada Dowladda ee duulaanka ku ah Gobolada Bay iyo Bakool, hase ahaatee saraakiisha Ciidamada Dowladda ee goboladaas ayaa beeniyay in ay wehliyaan Ciidamo Ethiopian ah. Aadan Maxamed Nuur (Saransoor) ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay u diyaarsan yihiin sidii ay ula wareegi lahaayeen Goboladaas, waxaana uu beeniyay in taasi ay ku gacan siinayaan Ciidamada Ethiopia. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay howl gal wada jir ah ka sameeyeen, kuwaasoo ay ku qab qabteen dhalinyaro ka mid ah bulshada deegaanka oo ay qaarkood kala baxeen guryahooda. Xaalada degmada Ceel Barde ayaa haatan ah mid degan, inkastoo dadka deegaanka ay wal wal iyo cabsi ka qabaan dhaq dhaqaaqyada ciidan iyo soo gelitaanka Ciidamada Ethiopianka ee deegaankaas. Lama oga in soo gelitaanka Ciidamada uu qeyb ka yahay qorshaha duulaanka ay wado Dowladda KMG iyo dhaq dhaqaaqyada ciidan ee maalmahan ka jira magaalada Muqdisho, hase ahaatee mar jirto ilaa iyo hada mas'uul ka tirsan Dowladda oo ka hadlay soo gelitaankaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted February 7, 2010 Originally posted by Benson and Hedges: ^ Do you know who morgan is? ^Do you know what sarcasm is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
B Posted February 7, 2010 ^ I know of Nicolae Ceauşescu! and I don't think a song should be made about him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted February 7, 2010 just another page in the irrelevent history of somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted February 8, 2010 Originally posted by Benson and Hedges: ^ I know of Nicolae Ceauşescu! and I don't think a song should be made about him. Plenty of songs were made about him in his day, don't worry. I don't think a song should be made about morgan either. Hence the sarcasm bit Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted February 8, 2010 Wali Ma Abdi Bille ayaa raba inuu cararo kismaanyo mayna ahayn tii .... Quote Share this post Link to post Share on other sites