Taako Man Posted January 28, 2007 Maxamed Dheere: “Maamulka Cusub ee loo soo magacaabay Shabeellada Dhexe waan la shaqeynayaa” Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 28/01/07 Guddoomiyihii hore ee Shabeellada Dhexe Maxamed Dheere ayaa shaaca ka qaaday inuu ku wareejinayo maamulka cusub Gobolka Shabeellada Dhexe oo dowladdu ay u magacowday shalay gobolkaas. Maxamed Dheere oo ku sugan Jowhar ayaa ka sheegay Jowhar inuu maamulka cusub ku wareejinayo maamulka Shabeellada Shabeellada dhexe isla markaana uu la shaqeynayo. Guddoomiyihiin Shabeellada Dhexe ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aaddan maamulka cusub ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay isla markaana uu ku wareejinayo maamulka cusub ee loo magacaabay isla markaana uu la shaqeynayo. “Waxaan diyaar u ahay horayna aan u sheegay inaan ku wareejinayo cid walba oo loo soo magacaabo Gobolka Shabeellada Dhexe, isla markaana waxaan caddeynayaa inaan la shaqeynayo maamulka Cusub” ayuu yiri Maxamed Dheere oo hadalkiisa uu u muuqday mid ku qanacsan magacaabidda maamulkaas cusub. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted January 28, 2007 .What other choice does he have?None! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 28, 2007 ^^^Indeed the era of warlords is over. Hiiraan, Lower sHabbele, Bay, Bakool as well as Mogadishu have a new admin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 28, 2007 He is a defanged warlord. But I guess the Clan courts supporters will turn their anti-TFG stance based on warlords being Ministers and Governors is gone. So what is it next Clan Courters? LOOOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted January 28, 2007 are you happy worshiping axmaar 24/7? you people are a disgrace to all somalians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 28, 2007 ^ WHAT IN THE BLUE HELL ARE YOU TALKING ABOUT? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 28, 2007 Taako, dont take these people seriously, its the same group who used to prance here all high and mighty. Quote Share this post Link to post Share on other sites