Sign in to follow this  
Yoonis_Cadue

Cumar Xaashi threating and urging at the same time the Kenyan gov not to take sides

Recommended Posts

Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa shaaca kaqaaday in dowladda Kenya in arimaha somaliya ay dhex dhaxaad kanoqoto ayna Joojiso Faladka Siikala Fogeeyanyo Xubanha Dowladda ee kala fikirdowan.

 

Mr. Cumar ayaa in taas kudar in dowlada kenya ay tahay mid aan looga baranin arimahaan oo kale ayna tahay in ay ka noqoto Go'aanadii ay ku xirtay garoomada Dayniile iyo Ceel Axmed.

 

Xildhibanka oo xalay u waramayey war baahinta gudaha ayaa sheegay in hadii garooma laxirayo aan cidkasta oo garoon macmal ah sameeysatay lagaxiro oo aan cidkale aan farta lagu fiiqin ayna tahay mid cidkale lagu cuna qaba teeynayo.

 

Xildhibaanka ayaa in taas raaciyey in hadii wax laxirayo laga soo bilaabo garoonka jowhar oo hub iyo saanad Militari laga soo dajiyo, waa sida uu wark au dhigaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this