Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Qaran diid Axmed Diiriye, isolated, changes his mind [lol]

Recommended Posts

diiriye.jpg

 

Qaran diid Axmed Diiriye oo is badalay sheegayna in uu taageerayo natiijada kasoo baxda kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed.

 

Iyadoo shaqsiyaadkii ku jiray golaha qaran diidka ah ee uu Hoggaamiyo Qaran diid Axmed Diiriye ay maalmihii lasoo dhaafay si tartiib tartiib ah ugusoo biirayeen Soomaalida Nabadda Jecel.

 

Iyadoo shaqsiyaadkii ku jiray golaha qaran diidka ah ee uu Hoggaamiyo Qaran diid Axmed Diiriye ay maalmihii lasoo dhaafay si tartiib tartiib ah ugusoo biirayeen Soomaalida Nabadda Jecel,ayaa qaran diid Axmed Diiriye waxaa xalay kasoo yeeray hadal inta badan Soomaalidu ay u riyaaqeen,kaasoo ahaa in uu taageerayo natiijada kasoo baxda kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee Muqdisho ka bilaabmay.

 

Qaran diid Axmed Diiriye oo xalay isaga Iyo C/llahi Sheekh xasan ay ka wada qeyb qaateen barnaamij dood ahaa oo ka baxay Radio Banaadir ayaa waxaa uu yiri "hadii shirkan Soomaalida isugu timid ay gaaraan go'aan wax ku ool ah oo dalka lagu nabadeynayo anagu waa taageereynaa" ayuu yiri Qaran diid Axmed Diiriye oo xalay jabkala kulmay barnaamijkaa dooda ahaa oo intii uu soconayay xitaa hal jawab oo keliya u heli kari waayay su'aalihii uu C/llahi Sheekh Xasan weydiiyay.

 

Qarandiidkan ayaa sheegay in aanu diidanayn nabad dalkan in loo baadi goobo,laakin uu jecelyahay in shirka laga dhigo mid siyaasadeed, waxaana uu qaran diidku xalay u muuqday mid ku keliyoobay geedkii uu ku dhaganaa sidaa daraadeed is fahamsiiyay in ay haboontahay in uu usoo weecdo dhinaca Soomaalinimada u badantahay,hase ahaatee waxaa uu wali usii muuqday mid qaran diidnimadu ku jirto,laakin dantu ay baday in uu sidaa u hadlo.

 

Xafiiska warqabadka shabaakdda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.

contact:info@carmooyin.com or carmooyin@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He has allot ofwork before he earns such a coveted title. However you would know since you call Siyad Barre's NSS spy, Mudane President.loooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this