Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Japan oo ka walaacsan dadka kalinimada guryahooda ugu dhimanaya

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20240906_102613785.jpg?resize=926

Dowladda Japan ayaa ka walaacsan waayeelada kaligood guryaha ku nool ee dhimanaya.

Kaliya sannadkan 2024 in ka badan afartan kun (40,000) oo waayeel ayaa ku dhintay guryahooda kuwaasoo meydkooda la helay bilo iyo sannado markii la waayay.

Arrintan ayaa la xiriirta in aysan dadka Japan ilmo dhalin, iyagoo ugu dambeyn cidlada ku dhinta, sida lagu soo bandhigay tira koob soo baxay toddobaadkii hore.

Japan ayaa ka mid ah dalal fara ku tiris ah  oo tirada dadkooda inay hoos u dhacdo oo ay wax ka dhinteen ma ahee aysan waxba ku soo kordhin , taasi oo xaalad khatar ah ay u aqoonsantahay dowladda Japan.

PUNTLAND POST

The post Dowladda Japan oo ka walaacsan dadka kalinimada guryahooda ugu dhimanaya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this