Sign in to follow this  
Suldaanka

Breaking News coming from Godey...

Recommended Posts

Ciidamada itoobiya oo xidhay xuduuda Soomaaliya.

 

Ciidamada itoobiya oo xidhay xuduuda ********ya iyo Soomaaliya.

 

Godey (March 05, 2005) Sida ay ku soo waramayaan ilo lagu kalsoonyahay waxay Ciidamada Itoobiya xidheen xadka ay wadaagaan labada dal ee ********ya iyo Soomaaliya taas oo ah xeelad milatari oo ay doonayaan in ay weerar ku qaadaan wadanka Soomaaliya. Warku wuxuu intaas ku daryaaa in ay gawaadhidu hoganayaan meelihii rarka ay ka qaadan jireen oo loodiiday inay wax socdaal ah u sameeyaan wadankii ay ka yimadeen ee Soomaaliya, sidoo kale gawaraadii ka soo baxaysay Soomaaliya ayaa iyaguna istaagey Waxaa lagu soo warayamayaa in sicirka badeecaduhu cirka isku shareeray malmahan danbe

 

Darawal Soomaali ah oo kuwa ka yimid dhica Soomaaliya oon lahadalay ayaa wuxuu noo sheegay inay ciidamada Itaabiyaanku u diideen xitaa inaan magaalooyinka dhexsocono siiba magaalada Godey.

 

Darawalkaas Soomaaliyeed oo magaciisa qariyay yaa noosheegay inay magaalada Godey ay maalmahan ciidamada Itoobiyaanka lagu soo daad guraynayo iyadoo lawada ogsoonyahay ayuu yidhi darawalku meesha ay ku socdaan iyo danta ay leeyihiin oo ah Soomaaliya. Wuxuu kaloo intaas ku daray in uuna wali arg ciidamo xadaas le’eg .

 

Hadaba ma aha markii ugu horaysay ee ay ciidamada Itoobiya galaan wadanka Soomaaliya, balse hada waxay kaga duwantahay waxaad moodaa in ay haystaan marmarsiinyo ay ku qabsadaan wadanka Soomaaliya laakiin shacabka Soomaaliyeed oo ku can baxay gumaysi diid ayaad mooda inay kadhiidhiyayaan ciidamo Itoobiyaan ah oo yimada wadankooda.

 

 

Wixii kasoo kordha wan idinla soo socodsiinaynaa haduu eebe yidhaahdo

 

Waxaa soo diyaariyay (Cashara)

Og@den Online News

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this