Deeq A. Posted September 4 WAA KUMA.MADAXWEYNE MUUSE BIIXI RAGII YAQAANEY. IMISA NOOL….IMISAASE AG JOOGA Muuse Bixi Waxaan si fiican u bartey 2008. Ilaa maalintuu u holaddey inuu Madaxweyne noqon karo. Waxaan baadhey garab la daaqdisi ragey soo wadda Koreen. Waxana la rafiiqey 5 nin oo ilaa iskuulkii caamud la soo dhigtey. Qaarkood markey ku adkaatu usoo guddi jirey. Ragaas qaar ka midda reer Awdal ahaa ilaa Laasqorey. Waan ragii yaqaaney muuse ilaa ciyaal iskuulnimadii ilaa xeradii Afisyooni xooga dalka . Ilaa qaaxo iyo SNM-tii qaarkood ninba Maalin ka hadhey. Kuwa hadda la socdda ma yaqaaniin Hadaba Muuse wuxuu ciyaarayaa kaadhadh qabiil oo dilaa ah. Ha ku dhicin dabinka shaxda u dhigtey. Waa sidda qudha u heysto Inuu ku macashayo Wuuse tagayaa Muuse Biixi si bilaa shuruud. Rag badan oo aamusan baa yaaban. Waxaanse hubaa haduu joojin waayo qasku waddo. In Somaliland rag waaweyn oo aaney TV ku baran iyagoo ka hadlaya soo fadhisan doonaan. Iyagoo raba iney dalka badbaadiyaan. Bulshadeenana wax u sheegaan Madaxweyne Muuse siyaasadd iyo tartan xisbi hada kama shaqeynayo. Muuse masiirkeeni buu ku ciyaaraya. Waa in eynu iska qabana. Alamtara soo dhaaf. Dalkeena iyo dadkeenu Badbaadu u baahan Yahey Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News Share this post Link to post Share on other sites