Jacaylbaro Posted May 16, 2010 Mulkiilaha Webka Dayniile oo lagu daray liiksa argagixisada,lacagtiisiina la xanibay Mulkiilaha Webka Dayniile.com ayaa lagu soo rogay xanibaad xaga dhaqaalaha ah,kadib markii isaga oo safar ku jooga wadanka masar,kadib markuu tegey bangiga HSBC ayaa loo sheegay inaanu lacag la bixi karin,lacagtiisiina uu doonto Maraykanka oo lacagtaas qaatay,wuxuuna ku xaniban yahay dalka Masar. Axmed Sheekh Cali Kalaay oo ah mulkiilaha webka Dayniile ayaa sheegay inaanu wax danbi ah gelin oo uu yahay weriye dhexdhexaad ah,oo aan wax xidhiidh ah la lahayn argagixisada,oo aanu garanayn waxa loo xanibay dhaqaalihiisa. Axmed Kalaay ayaa haysta dhalashada wadanka Sweden,iyadoo oo horay loo xanibay dhaqaalaha muwaadiniin badan oo soomaaliyeed oo wadankaas degen,inkastoo markii danbe dhaqaalahoodii loo soo celiyey. Wadanka Maraykanka ayaa samaystay liis u ugu yeedhay liiska argagixisada,isaga oo si yar u xaniba lacagaha dadka muslimiinta ah,waxaana liiskaas ku jira boqolaal qof oo soomaali ah,oo isugu jira culimo,iyo dad kaleba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted May 16, 2010 Waxay u badan tahay in uu ka mid yahay dad ka tirada badan ee Soomaliyeed oo leeska ee sabab la'aanta hanidooda loo xanibay! Sawirka click ku sii si aad u fiirsatid waresigiisa. [ May 16, 2010, 01:17 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 16, 2010 I would have to say this is no more than a dirty game played by Somali Tabloids, they usually accuse each other of being a terrorists, I wouldn't be surprised if some of the tabloids against him are campaigning this and writing letters to the state department etc. It happened before, not to Dayniile, but to other tabloids as well, they always play this game, and even hire hackers to put down rival tabloids so they can divert most traffic to their website. It is matter of who gets huge trafic from Soomaalida! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted May 16, 2010 Cawaale's link has virus, please stay away from it. It attached my computer non-stop fortunately I was protected. Admin, please delete the whole post so people do not affected by this deadline virus. Within few minutes, it attached my computer over 20 counts! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted May 16, 2010 ^^ Abdiladiif, the website seems compromised and it is distributing malware. If you don't have internet security software, it will download things into your computer without you ever knowing. The link is removed from Cawaale's image above. Thanks for the alert. Anyone(nuune, Cawaale, etc) who may have already clicked that link should check their computers. This is a serious matter. Your passwords, personal information and data are not safe. If you don't have Kaspersky firewall/anti-virus, please download some of the free programs. Download FREE anti-virus/spyware Thanks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted May 16, 2010 Thanks for the infor Libaax. I clicked it and my computer froze, i had to reboot it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted May 16, 2010 Abdiladiif, Sorry if I caused you any trouble. i Apologize, i didn't check the video sxb, i came across it at Dayniile Website. Sorry, LST, and thanks for the info and link. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 16, 2010 I clicked it but don't know if anything happened to my computer ...... have to check mar dhow bal IA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 16, 2010 He may be innocent but this guy - Dayniile - has been a merchant of tabliod lies for soo long in Somalia and now a lie may do him in. What an irony. Quote Share this post Link to post Share on other sites