Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Muuse Biixi oo ku guul daraysatay in ay xilka ka qaado Xildhibaan Maxamed Abiib

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa saaka golaha wakiiladda la hor keenay xildhibaan Maxamed Abiib oo ay xukuumadu shalay ka qabatay isaga oo ka soo degay madaarka Hargeysa

Xeer ilalinta ayaa golaha wakiilada ka dalbtay in xilka laga xayuubiyo xildhibaan Abiib kadib markii dacwadda la dhegaystay waxa golaha laga qaaday Cod

Golaha waxa saaka fadhiya 57 mudane, 51 ayaa diiday, 3 way ogolaadeen, 2 waa ka aamuseen, Guddoomiye ma codeyn.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this