Fiqikhayre Posted May 24, 2009 This is a well written and composed article, which describes the feelings of the People of Puntland and their visions for the Future. Guuxa Shacabka Puntland Iyo Fikirka Dagaalada Muqdisho >>>> Puntland News Center Allidamaale@hotmail. com Bosaso Somali Axad 24 May 2009 Bosaso:-(Allidamaale )baryahaan danbe Dadweynaha reer puntland ayaa sii weyn u hadal haya dagaalada ka socda magaalada Muqdisho,isla markaana u dhag taagaya dhinac ay u dhici doonto labada koox ee is haya,aygoo ka fikiraya kana wal wal san mustaqbalka Puntland. Shacabka ku dhaqan degaanada puntland ayaa inta badan waxeey rajo xumo aad u weyn ka mujinaya xaalada konfuurta dalka somaliya iyadoo inta badan shacabku aay jecleysan lahayeen in maamulka puntland u ku dhawaaqo Gooni isu taag ... "dowlad ka madax banaan oo ka gaar ah somaliyada konfuureed! Dadka ayaa sii weyn uga niyad jabsan waxa ka socda konfuurta,isla markaana ku sheegay dagaaladani ineysan marnaba dhamaad laheyn,hase yeshee ay dhibaato ku yihiin mustaqabalka Puntland madama Puntland in kabadan 20-sanno suugeysay Midnimada somaliyeed balse taasi ay u muuqto haatan mid ku sii dhaceysa God-dheer maalinba maalika ka danbeysa. Guuxa dadweynaha ayaa ah mid aad isku soo taraya iyada oo dadka shacabka ah aay ka rajo dhigeen midnimada somaliya inay dib u soo laaban doonto, in badana waxay hada amiinsan yahiin waxa ka socda K/somaliya in aysan aheyn wax dhamaad leh amaba aan dhamaan dooniin weligeed,markaad la sheekeysatid dadka ama aad timaado meelaha lagu qaxweeyo ee laga dhageysto idaacadaha ayaad waxad arkeysa iney dadku aad u dhibsanayaan dagaalada aan najax laheyn ee soo noq noqada had iyo goor, qaatayna in kabadan 20-sano ilaa iyo hadan aan natiijada laga gaarin,waxyaabaha aad cajiibka u leh oo xusida mudan ayaa waxey yhiin xiliyada ay soo galan idaacadaha ama laga soo daaya doodaha iyo wareysiyada laga qaado hadba labada dhinac ee markaas is haya in qaar ka mid ah Maqaaxiyaha Magaalada Bosaso ayba iska damiyaan Idaacadaha,ayagoo dib u daara marka u ka baxo wareysiyada,mar an si hose u su'alay nin ka mid ah milkiilayasha Maqaaxiyaha laga damiyo Idaacadah ayaa wuxuu i sheegay dadka dagaalada wada in ay ku cel celiyaan wax ay horey u sheegen dadka, isla markaasna aysan heyn wax cusub oo mabda ku saleysan, sidaas daraadeedna ay haboontahay in la iska damiyo. Dhanka kale shacabka ku dhaqan degaanada puntland ayaa sii aad ah u cambareeyey dagaaladi ka dhacay magaalada muqdisho iyaga oo sheegay in dagaalka u yahay mid micno darro ah, isla mrkaana ay xaaran tahay in dhiiga shacabka islamka ah la daadiyo. Dadweynaha ayaa ku tilmaamay dagaalka mid aad loga xumado, waxeyna baaqyo kala duwan ugu soo jeediyen kooxaha isku heya magaalada muqdisho ee dagaalka iskula jira inay sii dhaqso ah u joojiyan dagaalada ka socda magaalada iyo dhiiga micno darada u daadanaya, ayagoona til maamay in umada Somaliyeed ay aad u dhibeyso xasilooni darada ka aloosan Caasimada Somalia. isku soo wada duuboo guuxa dad weynaha iyo hadal heynta Gooni isu taaga Puntland ayaa u muuqata mid su'ali ka taagantahay,inkastoo ay dadweynuhu xaq u leyahin aaya ka talintooda,isla markaana ay muuqato khatar aan la dhayalsankirin oo kasoo socota Konfurta Somalia, ayaa hadana waxeey ku xirantahay biseyalka siyaasadeed iyo arkti wadani nimo hadey leyahiin madaxda hogaamsi Puntland? waxaa kaloo qimeenteeda leh lagama maarmaana ah iney ku baraarug san yihiin baahid shacabka, qaadi karana tilaaba kasto oo lagu bad baadinayo shacabka doortay wakhti ku haboon? Bosaso Allidamaale.com Your Reliable Sources Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted May 24, 2009 "which describes the feelings of the People of Puntland and their visions for the Future." More importantly, how does one ascertain the feelings and wishes of the people of Puntland? Did they do a census and determine the population of the region then ask a randomly chosen ten percent what their thoughts on the matter is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 24, 2009 I'am not an advocater for complete succession but the folks in Mogadishu have to understand that we will not and cannot wait for them anymore. A distancing or a part declarition of temporary succession would send shock waves across and would strengthen our sense of wadanimo and association with the land of Punt. It's about time I believe. Until our brethren sort out their differences and build a bottom-up approach to Unity, we will not stand watching and waiting for this sad episode to finish. Viva to Puntland State of Somalia! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 24, 2009 We're One Third of Somalia! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 24, 2009 So is that the new flag of Puntland Mr AwMuse on your badge. I understand the frustration felt in Puntland, but breaking away is not the answer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 24, 2009 212,510 Km2 Land Mass of Puntland, 1/3 of Somalia! 1600 km2 of Coastline from Garad to Laas Surad of the 3300 km2 of Somalia! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 24, 2009 One of the Biggest Ports in Somalia. Boosaaso Port. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 24, 2009 International Airports under construction! With busy and bustling cities and citiziens alike and flourishing business! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 24, 2009 International Hotels and Beautiful Natural Life! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 24, 2009 Schools and Universities! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 24, 2009 A Tribute of mine not so long ago about Puntland State of Somalia! The Envy and Pride of Somalia: Puntland State of Somalia! Puntland, my beloved Puntland The one and only Star From the near to the far And Hurdiya to Highlaan How beautiful you are From the Plains of Cayn To the top of Raas Caseyr You're the envy And the Somali Maseyr! Eyl, Garoowe and the rest of the Nugaal Taleex and Xudun the home of the Darawiish struggle and the true Somaal Garacad, Bacadweyn and Gaalkacyo, the places of visions, peace and loyalty! No words can describe your Majesty You will never be forsaken or forgotten. At a time, when we were chased out of our homes and had no-where to go And the enemy came charging after us till Kismayow How many have perished, trying to cross to safety? Through Libooye and the sea, to Kenya, only to become history! Ethiopia, Kenya and Yemen put us into camps and refused us entry But Puntland gave us a place of belonging and strength And told us to eat from its treasury How can we repay the bonanza and bounty? Surely not by capitulating and disserting the cause How can we give in to the false? And abandon the rose, the rose of Puntland, The envy and pride of our motherland! Between the two seas The grace of our race The Indian and the red Who can compete with the said? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 24, 2009 Puntland, my beloved Puntland The one and only true star From Hurdiyo Town to Highlaan How Beautiful you're From the Prairie Plains of Cayn To the top of Raas Casyr You're the much envied one And the Somali Masayr! Between the two seas The grace of our race The Indian and the red Who can compete with the said? Indeed who can? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted May 25, 2009 Thanks Aw-Muuse for the pics. Very beautiful ones. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 25, 2009 Originally posted by Aw-Muuse: We're One Third of Somalia! and why SOOL have a clan name ?? ... Quote Share this post Link to post Share on other sites