General Duke Posted February 16, 2006 Laba wadaad oo lagu xiray magaalada Bosaso Bosaso:-Ciidamada boliska magaalada Bosaso ayaa waxa ay saaka xabsiga dhigeen laba wadaad oo ka tirsanaa culuma'udinka masajidul Mubarak ee ku yaal laanta hawada ee magaalada Bosaso ,labadan wadaad ayaa waxaa lagu kala magacaaba Macalin Kaamil oo isagu ah mu'adinkii Masaajidka iyo Qaasim Xirsi Diini oo isaguna ka mid ah imaamyada masaajidka ilaa iminka ma jiraan warar ah oo ka soo baxay ciidamada boliska oo tilmaamaya sababta ka damaysay labadan wadaad, hadaba wixii warar dheerad oo soo kordha isha ku hay horseednet.com Horseednet.Com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khayr Posted February 16, 2006 Salamz, What did they do? I did not catch that, saxib. Meaning-what was the reason for their arrest? Thanks, General Duke! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted February 16, 2006 ^ May be they were giving out Valentine party invitation cards. Are these police forces indiscriminantly arresting people? Sounds like Afweyne all over again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 16, 2006 kuwa wararka soo tabinaya ee dhahaya wadaada ayaa la xirey ayaanba laa yaabanahey, maxey u keenayaan war eysan ogeyn wuxuu yahey, markey xaqiijistaan sababta iyo waxa dhacey mey markaas soo shaac bixiyaan, ma dadka unbey jahwareerinayaan. the art of journalism ayaa ka maqan wariyaasha soomaali ku sheega, waa in la hubsada intaadan war so tabin, waa in aad waliba sii xaqiijisataa warkaas aad tabineyso, waa in uu warkaas noqdaa mid runta taabanaya and so on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 16, 2006 2-dii Wadaad ee maanta lagu xirey Boosaaso oo la siidaayey Boosaaso- 16.February.2006 Laba nin oo ka mid ahaa culimada magaalada Boosaaso oo mid ka mid ah uu ahaa mu'adin Masaajid oo saaka lagu xirey magaalada Boosaaso ayaa goor dhaweyd la siidaayey. Labadan wadaad oo lagu kala magacaabo Qaasim Xasan Diini iyo Macalin Kaamil ayaa ka mid ahaa wadaada Masaajidka Mubaarak ee magaalada Boosaaso, waxaana wararku sheegayaan in ay xireen ciidamada Booliiska inkastoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan arimaha loo xirey. Qaar ka mid ah masuuliyiinta Laamaha amaanka ee Gobolka Bari iyo kuwa Puntland ayaa ka gaabsadey inay ka hadlaan xariga Nimankaasi. Xarunta Gobolka ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa saaka dhacay kulan albaabadu u xirnaayeen oo saxaafada loo diidey kaasi oo looga hadlayey xariga wadaadan, inkastoo aysan jirin wax war ah oo ka soo baxay kulankaasi oo saxaafada la siiyey. Kulankan ayaa waxaa yeeshey qaar ka mid ah Culima’udiinka magaalada Boosaaso iyo maamulka iyo Taliska ciidamada Booliiska ee Gobolka Bari. Lama oga ilaa iminka sababaha rasmiga ah ee loo xirey labadan nin inkastoo la sheegay in su'aalo ay waydiiyeen ciidamada Booliiska. Max'ed Cali Iimaan SBC Boosaaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted February 16, 2006 Toloow ma dhaanishka ayaay ku mudaharaadeen? Xarig wadaad waxaay noqotay ilo dhaqaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 16, 2006 ^^^ waa laga yaabaa good to hear in la sii daayey culimada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yeniceri Posted February 16, 2006 Unreasonable arrests, shutting down the free press and millions of dollars missing from the Puntland treasury! That'll be the legacy of this incompetent administration. And to remember all that empty talk of "reform" during the pseudo-elections of Jan 2005. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 16, 2006 Originally posted by General Duke: culuma'udinka masajidul Mubarak ee ku yaal laanta hawada ee magaalada Bosaso Assalamu Calaykum, So now Bosaso is stealing the names of Hargeysa hey- Hargeysa has a xaafad called Laanta Hawada, because it's top of the hill and long baxarasaaf trees grow there and therefore bringing good air.Does Bosaso has those or they copied the name? What will be next? Bosaso naming one of its areas Dunbuluq. Anyways, this is very sour situation indeed, anytime someone who is working for the sake of Allah gets arrested it's not so good. Again those so called Police don't know what they are doing, they are bunch of worthless Khat chewing animals. I will wait for the development of the story before I comment furthermore. Assalamu calaykum. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted February 17, 2006 Xamar wax dhaammo waa la waayay, The only place where residents can call in the talk show programs and grill the so called tribal leaders and warlords alike without fear of retribution or arrests, a place where you can practice your religion, demonstrate as long as you want, as loud as you want. There are downsides to lack of central authority but really bearable downsides if you look at some situations where people are whimsically arrested for God knows what or where some somalis are deported to their enemies in a wholesale fashion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
FARIID Posted February 17, 2006 Xamar wax dhaammo waa la waayay, The only place where residents can call in the talk show programs and grill the so called tribal leaders and warlords alike without fear of retribution or arrests, a place where you can practice your religion, demonstrate as long as you want, as loud as you want. There are downsides to lack of central authority but really bearable downsides if you look at some situations where people are whimsically arrested for God knows what or where some somalis are deported to their enemies in a wholesale fashion xoogsade would have believe that xamar is an oasis of tranquility and a beacon of hope in a country that is lost.The freedom of speech and demonstration my brother, no doubt happen in xamar but tell me do these people ever demonstrate about isbaaro. It's one thing demonstrating about cartoons many miles away but we are blinded by 101 isbaros in our backyard.Yeah i get it, you can demonstrate as long as its not against my isbaros, very hypocritical. xoogsade xamar doesn't set any good stanbdards in today's somalia.15 years of anarchy has taken the heart out of xamar. It's going take a lot more than phoning in on talk radios to sort things. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted February 18, 2006 Fariid, Not only did some demosntrate against isbaaro, but they physically removed some from their neighbourhoods and reclaimed their dignity. That was in the news if you cared to follow anyway. Saxib, many of you focus and are actually obsessed with a government without thinking who is going to lead the institutions of government. If you look at who wants to rule us, or who currently rules in certain areas of the country, you find the same faces who destroyed our national government, contributed much to somali people's mistrust and are the product of the old school who thought governments are means to enrich yourself and your immidiate cousins. There is no single patirotic man out there in somali politics, each one of them has a personal stake in what is going on and wants to be at the top or get a fair share of the pie for him to be happy and co-operating. Anyway, Muqdisho has changed from what it was in the early 1990s and is experiencing a positive change. Building the community from the bottom up is what is going on over there. Many went back to teach in its universities and schools. We do have many intellectuals. Just because it lacks central government doesn't mean other regions boast about great governance. There is room for progress in every somali region. PS: It is a big deal if people can or can't demonstrate against or for anything they want. Quote Share this post Link to post Share on other sites