Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay in laba loo kordhiyo xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1716908031215.jpg?resize=1000%2C6

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Warqad u dirtay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa soo jeedisay in mudda laba sano ah loo kordhiyo xafiiska UNSOM, oo hadda loo bixiyay magaca UNATMIS.

Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee hadda loo bixiyay UNATMIS ayaa mudadaasi waxa uu ka shaqayn doonaa arrimaha taageerada dib u dhiska hay’adaha dowladda, gargaarka bini’aadanimada, Xuquuqda Aadanaha iyo sarreynta Sharciga.

Qorshahaasi UNATMIS ayaa filayaa in uu bilowdo bisha November ee sannadkan 2024, islamarkaana uu soo geba gaboobo sannadka 2026-ka, waxaana xiligaasi kadib si rasmi ah u xirmi doona xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay in laba loo kordhiyo xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this