Sign in to follow this  
Deeq A.

Ilama Adeerayaal Iyo Abtiyaal Caqligu Maanta Ha Idin Shaqeeyo

Recommended Posts

Deeq A.   

“Ilama Adeerayaal Iyo Abtiyaal Caqligu Maanta Ha Idin Shaqeeyo”

Waxaa aad ii damqaysa warka dhiilada leh ee ka soo yeedhay labada beelood ee ceerigaabo ood wadaagta ku ah ee midna aan wada dhalanay Midna ay i dhaleen colaada ka dhex bilaabantay

Ilma adeerayaal iyo abtiyaal colaad wiil kuma dhasho ee wiil baa ku dhinta maanta waxaa laydinka filayaa in uu caqiligu idin shaqeeyo oo colaada aad halkaa ay maanta marayso ku damisaan si ay u soo noqoto wanaagii iyo walaalnimadii idinka dhaxaysay.

Qof kasta oo reer Somaliland ah maanta waxaa la gudboon in uu dhexda u xidho sidii looga shaqayn lahaa xoojinta nabad galiyadii Ceerigaabo ku faani jirtay .

Waxaa idinku dhaafayaa maansadii nabada ee Abwaan Gaariy AHUN tiriyay

“Kugu Dhimayoo kaa dhimayoo waa huq .
-Rati heeryadiisa cunaaya hungo waa sidaan ahay maanta dhana iima fayooba .
-Imikana hadaan la heshiinin,hibashada hadaan la dawaynin hebel yaa lahaa la ilaawin himilooy walee gabal kaa dhac “

WQ- Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this