Sign in to follow this  
General Duke

Men who escape from the Clan Court tell of their plight...Pics + audio

Recommended Posts

Che & Generale, cut it guys! You're a knee deep in clannish argument that's even too low for somali standards! Debate points raised on thier merits but stop this back and forth tribal arguments that you are having!

 

It's not pretty saaxiibayaal!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by xiinfaniin:

Che & Generale, cut it guys! You're a knee deep in clannish argument that's even too low for somali standards! Debate points raised on thier merits but stop this back and forth tribal arguments that you are having!

 

It's not pretty saaxiibayaal!

Let me second that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ I will accept the calls from the two elders of SOL. Back to the topic.

 

Bandiiradley:Ciidan kasoo goostay Maxkamadaha oo u galay ciidamada Puntland iyo koonfurta Mudug.

Talaado, December 05, 2006

 

 

Bandiiradley(AllPuntland)- Ciidan gaaraya 35 askari oo ka tirsanaa maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa maanta galay dhinaca ay joogaan ciidanka Puntland iyo kuwa koonfurta Mudug.

 

Ciidankan ayaa u badnaa kuwo reer Puntland ah oo horay ugu galay maxkamadaha, iyo ciidamo kale oo ku abtirsada koonfurta gobolka Mudug.

 

Nin uhadlay askartan baxsadka ku yimid ayaa warbaahinta si wada jir ah maanta ugu waramay deegaanka Bandiiradley ee gobllka Mudug, halkaasi oo talisyada ciidamada ay saxaafadda ku marti qaadeen.

 

Askarigan oo lagu magacaabo Maxamuud C/qaadir Mire ayaa sheegay in asaga iyo 17 askari inay gaar usoo baxsadeen ,wuxuuna sheegay in askar kale oo intaasi kudhowna ay soo baxsadeen laakiin ay maxkamaduhu qaar ka daba yimaadeen.

 

Maxamuud C/qaadir mar AllPuntland wax ka waydiisay sababta keentay inuu waqti gaaban gudihiis maxkamadaha u galo , dabadedna kasoo laabto ayuu sheegay in maxkamaduhu lasoo bexeen qodobbo dhowr ah oo ay kamid yihiin:- ayagoo noo caddeeyay in lagu duulayo Puntland iyo Somaliland oo ah laba dhul oo nabad ah, in maalkooda iyo xoolohoodu ay yihiin Qaniimo(hantida maxkamadaha) iyo in dadka Puntland iyo Somalilandba ay yihiin dad u baahan in diinta la fahan siiyo.

 

Maxamuud C/qaadir wuxuu sheegay in markii ay tageen Cadado loo qaaday tuulo cadaado u dhow , halkaasi oo tabobar looga furay, asaga iyo askar ka badan 300.

 

Wuxuu xusay in halkaasi joogitaankeeda ay u adkaysan waayeen, arimaha badan ee uu soo sheegay dartiis, ayuu xusay inay ku kalliftay in rag aad ubadan ay go'aan ku gaaraan inay baxsadaan.

 

Askariga la waraystay wuxuu sheegay in markii ay jidka soo hayeen uu la kulmay nin maxkamadaha ay isku mabda'a yihiin oo gaari wata, markii ay ka dalbadeen inuu qaadana uu ka wargeeyay oo uu maxkamadaha u sheegay, taasina waxay keentay in dhowr gaari laga soo daba diro.

 

Maxamuud C/qaadir wuxuu sheegay in askarta uu asagu ku jiro ay siddeed siddeed u socdeen , illaa iyo iminkana ay la'yihiin askar badan meesha ay jiraan.

 

Isku soo wada duuboo Maxamuud C/qaadir oo u waramayay taliska ciidanka iyo saxaafadda wuxuu xusay in khalad ay horay u galeen , kadib markii dalkooda iyo dadkooda oo nabad ah una baahan ay ka carareen,.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saaxib...It is low saaxib. Accuse me of not liking Yeey ( Infact I despise the guy), but don't accuse me of wishing an entire people to disappear. That was simply an insult to the very basic decency of every being, affront to me.

 

And I don't get you Saaxib do you think the courts would care to diffirientate between men from Galaadi and those Galkacayo.

 

 

As for Pland, karamada Ilaahi iyo Nabad Jaceelka bulshuda intaas gaariisey. It is little to do with Yeey.

 

Ayway I said my piece, Habeen Wanaagsan

 

Cafas iyo Saamix

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this