Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soo dhawoow 'Galwaaq'

Recommended Posts

The least populated gobol iyo maamul of all Soomaaliya, including Soomaali Galbeed iyo NFD, ayaa gobol cusub magacaabay oo xaruntiisa noqoneysa Cabuudwaaq. Yaab.

Of course it is purely for political reasons. I don't know if it will be feasible and become a reality.

__________________

Qoorqoor oo magacaabay gobol cusub iyo qorshe culus oo socda

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug.

Ugu horreyn golaha ayaa warbixin buuxda oo ku saabsan amniga deegaannada Dowladda Galmudug ka dhageystay wasiirka wasaaradda Amniga.

Intaas kaddib Goloha ayaa dood dheer ka yeeshay wajiga koowaad ee unkidda gobollo cusub oo ka mid noqonaya Gobollada Dowladda Galmudug, waxaana dood dheer kaddib goluhu cod gacan taag ah ku ansixiyay goboleynta Gobolka Galwaaq, kaasoo oo loo gudbin doono golaha wakiillada Dowladda Galmudug si loo dhammeystiro ka mid noqoshadiisa gobollada Dowladda Galmudug.

Ugu golaha ayaa warbixin la xariirta halka uu marayo qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo ka dhageystay wasiirka wasaaradda Dekedaha, isagoo wasiirku shirka golaha ka dhex sheegay xilliga sida rasmiga ah uu u billaaban doono dhismaha Dekedda.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Shabeelaha Hoose with seven densely populated districts has more population than probably the combined population of MUdug, Galgaduud and Hiiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.