Sign in to follow this  
General Duke

An epic Clan war : Sharif Ahmed sidelined as Turki Vs Chickens

Recommended Posts

Xildhibaanada Beelaha ****** iyo ........ oo shir ku qaadatay Magaalaa Muqdisho

 

 

MAY 16, 2009 Radiofreesomalia.com

 

Waxaa maanta gelinkii hore shir balaaran uu ka dhacay guriga guriga gudoomiyihii hore ee magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb halkaasoo ay isugu yimaadeen xildhibaano farabadan iyo masuuliyiin kale oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Maxamed Qanyare , Xuldhibaan Muuse Suusi, Xildhibaan Cumar Filish , Xildhibaan Salaad Cali Jeele , Xildhibaan Maxamuud Owgeedi , Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) iyo Xildhibaan Ibrahim Sheikh Ali (Ibrahim Jeebo).

 

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay difaaca magaalada Muqdisho, iyo sii looga hortagilahaa maleeshiyada huwanta ee ka soo kala duulay gobolada Galgaduud, Bay iyo Jubada Hoose.

 

Goobta kulanka ayaa waxaa hadalka furay Xildhibaan Maxamed Qayare Afrax oo si weyn ugu nuux nuuxsaday in beelahan lagu qaldan magac diin , runtana ay soo baxday maanta oo ay dadkii indhahooda ay ku arkeen dad ajnabi ah oo si naxariisdaro ah u laynaya shacabka.

 

Sidoo kale waxaa goobta kahadlay Xildhibaan Muuse Suudi si weyna u cadeeyay in ay maanta ku muquuninayaan cidamadaan huwanta , hab dowladnimo iyo hab beel labadaba , maalmaha soo socdana ay kasifeyn doonan dhamaan dalka oo idil.

 

Waxaa si weyn looga dareemayaa dhamaan magaalada Muqdisho in ay socdaan diyaargarow dagaal, ciidamada dowlada oo dib u habayn lagu sameeyay kadib markii shaqada si toos ah iyo si dadbanba looga qaaday xilalkoodii Wasiirka Arimaha Gudaha Shiikh Abdulqadir Ali Cumar iyo taliyihii xooga dalka Somaliya Gen. Siciid Dheere , kadib markii ay xilalkoodi ka soo dhalaali waayeen.

 

Dhanka kale waxaa ay ciidamada Shabaabka hub kadhigis ku sameeyeen Yuusuf Indhacade iyo Shiikh Dahir Aweis kadib markii ay guuldarooyin farabadan kala kulmeen dagaalada Muqdisho, Masuuliyadii Shiikh Dahir Aweis-na lagu wareejiyay Shiikh Xasan Turki , haatana fariisin ka samaystay deeganka Dayniile ee magaalda Muqdisho.

 

Muse kulow

 

[ May 16, 2009, 05:59 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Turki, in this situation, has no minor role to play other than being a duped figure and tool used to advance the clan interest of Guri'el folks.

He is the epitome of Omar Jess.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this