Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Natiijada ardeyda fasalka Afraad ee dugsiga Sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Natiijada imtixaanka dugsiga sare ee fasalka afraad (2023/2024) ee Soomaaliya waxaa shaacisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha, iyo Tacliinta Sare. Munaasabadda lagu dhawaaqay natiijada waxaa kasoo qaybgalay masโ€™uuliyiin heer sare ah.

Sanadkan Imtixaanka fasalka 12aad waxaa si rasmi ah ugu fadhiistay 36,035 oo arday, Waxaa la baabiโ€™iyay natiijada 2,905 arday oo lagu qabtay qish intii uu socoday Imtixaanka. sidoo kale imtixaanka waxaa ku dhacay 2,366.

kaalinta 1โ€™aad waxaa galay ๐™๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐ž ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง, oo ka socday ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ, Dugsiga ๐€๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ฐ๐š๐ณ๐ข ๐ƒ๐ž๐ฒ๐ง๐ข๐ข๐ฅ๐ž, waxa uuna helay darjo ahaa ๐Ÿ–๐Ÿ—%.

Natiijadan waxay muujineysaa horumarka iyo dedaallada ay Soomaaliya ugu jirto tayaynta waxbarashada, iyada oo imtixaanada noocan oo kale ah ay ka tarjumayaan kobaca nidaamka waxbarashada ee dalka.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this