Member-sol- Posted June 4, 2008 Xaflad ballaaran oo galabta lgu qagta Deg/ Ceeldheer taasoo loogu mahadcelinayay xoogagii soo gelbiyay mucawanadii logu talagalay Deg/Galcad,Ceeldher Ceel-dheer 4 June 2008 (Allceeldheer) -Xafladdaasi oo ay ka soo qaybgaleen Maamulka degmada Ceeldheer,Odoyaasha,Culumaaudiinka,iyo NGO-ga WARDA,waxaa si faahfaahasan looga hadlay qaabkii loo soo gaarsiiyay Mucaawinadaasi Deegaanadaasi. Ma'uuliyiintaasi waxaay mahad gaar ah halkaasi uga soo jeeediyeen masuuliyiintii iyo Ciidanka Al-shabaab iyo Ciidanka madaniga,iyagoo xusay inay door wayn ka soo qaateen soo galbinta Baabuurtii waday deeqdaasi,isla markaana la'aantood aysan suurtogal ahayn in hawshaasi la qabto sababo ka jira waddooyinka awgeed . warku waxa uu intaasi ku darayaa in beryahaanba ay degmada ceel-dheer ka socdeen hawl la xariirtay qaybinta Mucaawinada raashin ahaa oo ay CARE soo gaarsiisay deegaanka,taasoo wax wayn ka tartay nolosha qoysas badan oo ku dhaqan deegaanka. C/llaahi Ruush ruush007@gmail.com XAFIISKA WARARKA EE DEG:CEELDHEER Xafiiska wararka Allceeldheer.com admin@allceeldheer.com Link> http://allceeldheer.com/fidsan.php?sid=2004&tirsan=2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 4, 2008 lool. Fiction at its best Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted June 4, 2008 ^So u copy and paste is the saintly words yet this one is fiction, how did come to that conclusion Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 4, 2008 ^^^Copy & paste is a technique long mastered by the Duke. The above post is a work of fiction Al Shabaab makes threats they seldom help anyone. read the Mansuur rant, posted by the Duke. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted June 4, 2008 does not answer the question, how did u conclude is a work of fiction, or should your word be enuff Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 4, 2008 ^^^lol. Its my opinion, a single news source from a clan website that supports the defeated clan militia is not to be trusted. Anyhow how many times will they cry wolf? The TFG is still in power, they are still acting big all the way in Asamara, making daily threats. Quote Share this post Link to post Share on other sites