Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 9, 2008 Or should it be called 3.0, a new formula waaye camal amee tahay. I guess meesha qabiil qabiil loo kala tukanoyaa, xildhibaano ku sheegaas kii madaxda qabiilkooda u ahaa wada raaceen ama $$ u taabtay kistoo. ________________ Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo iyagoo Baydhabo ku wada sugan seddex meelood ku kala tukaday Salaaddii Ciidda Seddexda mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee kala ah Madaxweynaha C/llaahi Yuusuf Axmed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe iyo Ra’iisal Wasaaraha Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta waxay Salaaddii Ciidda ku kala tukadeen seddex goobood, iyagoo weliba ku wada sugan Magaalada Baydhabo. Madaxweynaha iyo xubno Xildhibaanno ah ayaa waxay Salaaddii Ciidda ku tukadeen Xarunta Madaxtooyada Baydhabo, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanno la joogayna waxay ku tukadeen guriga Guddoomiyaha, halka Ra’iisal Wasaaraha iyo Xildhibaanno la joogayna ay Salaaddii Ciidda ku tukadeen Hotelka Bakiin ee uu Ra’iisal Wasaaraha degan yahay. Seddexda meelood ee ay ku kala tukadeen madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa laga dheehan karaa khilaafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka, marka laga soo tago in uusan hagaagsaneyn ammaanka guud ee magaalada Baydhabo. Khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu curyaan ka dhigay Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo haatan awooddeeda ay ku soo koobantay qeybo ka mid ah Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo oo weliba qudhooda ay Ciidamo Shisheeye ku ilaalinayaan. Si kastaba arrintu ha ahaatee, khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee Dowladda Federaalka, gaar ahaan madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha ayaa la filayaa in qaab sharci ah loo maro xalkiisa kadib marka uu maalmaha soo socda shir isugu yimaado Baarlamaanka Soomaaliya oo xubnahiisana la ogyahay in ay la kala safan yihiin labadaas mas’uul. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted December 9, 2008 They actually prayed? After much talk of Col. Yey and Col. Nur Cadde, I think these Eid "prayers" were a perfect opportunity for Sh. Aadan Madoobe to flex his muscles. In the mean time... "Afhayeenka urur diimeedka Al Shabaab Sh Muqtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) oo maanta dadweyne fara badan kala qeybgalayay tukashada salada ciidul Axaa gudaha magaalada Marka ayaa ka hadlay arimo fara badan." >> here Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 9, 2008 marka iyo Muqdisho, Kismayaao iyo Beledwayne intaba wadadadu way ku tukadeen. So yaa cararay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted December 9, 2008 Hehehe 4.5 has evolved even into matters of god. 4.5 wives from now on is called for every muslim who can bear the financial burden. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2008 ..... waar ka daa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 10, 2008 4.5 wives from now on is called for every muslim who can bear the financial burden. Afar minweyn iyo nus minyaro ah miyaa? But salaadaan la tukaday laba qolo {1.5 according to the flawed formula] ka maqan, ee taloow intee ku tukadeen? Probably those groups in Nayroobi iyo Jabuuti ahaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2008 Xataa diintii bay bahasha geliyeen Ilaahay inkaar ha ku ridee ............ Quote Share this post Link to post Share on other sites