Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Time to discipline Xabashi airline

Recommended Posts

For far too long waxee rabaan Iska sameynaayeen, flying to Soomaali cities without permission. They fly to Xamar, Hargeysa, Garoowe, Berbera and lesser unscheduled flights to Baydhabo, Kismaayo iyo Boosaaso. Soomaaliya waxee ka dhigteen gobol ka mid ah Xabashiland.

Soomaaliya really needs a flag bearer national airline. The two most humiliating as a Soomaali is a major country like ours without a national airline and currency. Madax xun ayaa nagu soo aaday, basic foundations of a country xataa sameysan karin and only like pocketing small changes.

Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Duulimaadyada Itoobiya 

Hay’adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madaxbannaanida Soomaaliya.

Qoraal hay’addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya.

Hay’addu waxay walaac ka muujisay sida ay shirkadu u ixtiraami wayday madax-banaanida dhuleed ee Soomaaliya, gaar ahaan sida loo aqoonsado duullimaadyadeeda ku socda gudaha Soomaaliya.

In kasta oo ay jiraan wada-hadallo badan oo dhexmaray mas’uuliyiinta hay’adda, Ethiopian Airlines iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee labada magaalo ee Muqdisho iyo Addis Ababa, haddana hay'addu waxay sheegtay in shirkadda ay meesha ka saartay tixraacyadii ay ku tagi jirtay Soomaaliya, iyadoo adeegsata kaliya magacyada garoomada diyaaradaha Soomaaliya.

Hay’adda Duulista waxay siisay diyaaradda Ethiopian Airlines kama dambays inay 23 Agoosto 2024 wax ka qabato walaacyadaas. Hadii ay taasi dhici waydo waxay sheegtay inay keenayso in la hakiyo dhamaan duulimaadyadii Ethiopian Airlines ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

walanweynti cidiyo ku dagaalan bay waddan  Somaliland  , Somalia sida ku noqon mayso,,   Focusing their energy to stop Somaliland name being mentioned any where, it wont work in the long run they wont make any friends in Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lets see where it takes u lot anagu wa diyaar garoownay all sort of wars ha noqota propoganda ama ka runta ba ha noqoto waxad ka heshan baad heleysaan dagaal qadhaadh u diyaar garoowba oo dhinac walba ah, waba ino biloow tani..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal will always happen maalin ba nin bay guusha raacaysa Imisa ayanu anagu guulaysaney dagaalka de wala si wadaya ila  gun laga gaadho xaalaada 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is very proud moment for Somali people 

Hardly any good action comes off Somali government, but this is good 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Xunjuf Xabashaduu luuqa iskula xaman jireen isku dhaceen. Markeey Soomaalida kale 'Zoomaalis' ugu wacaayeen wey ku faraxsanaayeen.

img-1-1724449394393.jpg

Somalilanders outside of Ethiopia use the Ethiopian airlines more then any other country in the Horn , so Ethiopia airline gets is revenue from Somaliland , So Somaliland should make some bold statements and tell the Ethiopians we bring u the revenue respect our name and Our Sovereignty if they dont we can simply ban them and shut down their office and then stop their airline coming to Somaliland. But some how i dont think Biixi will do this lets see what happens the next coming days ..

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji,

Ethiopian Airlines is mandated to follow the issuances of any legal government. While Villa Somalia has no physical control over Hargeisa, it can legally compel any foreign organization to obey its laws. That's reality for all Somalis to accept, Hargeisa has no legal mandate and Mogadishu has no actual physical control.

MMA,

Never understood the logic of hardcore secessionists using the word Zoomaalia. It shows their illogical behavior or amazing stupidity. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.