Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 22 For far too long waxee rabaan Iska sameynaayeen, flying to Soomaali cities without permission. They fly to Xamar, Hargeysa, Garoowe, Berbera and lesser unscheduled flights to Baydhabo, Kismaayo iyo Boosaaso. Soomaaliya waxee ka dhigteen gobol ka mid ah Xabashiland. Soomaaliya really needs a flag bearer national airline. The two most humiliating as a Soomaali is a major country like ours without a national airline and currency. Madax xun ayaa nagu soo aaday, basic foundations of a country xataa sameysan karin and only like pocketing small changes. Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Duulimaadyada Itoobiya Hay’adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madaxbannaanida Soomaaliya. Qoraal hay’addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya. Hay’addu waxay walaac ka muujisay sida ay shirkadu u ixtiraami wayday madax-banaanida dhuleed ee Soomaaliya, gaar ahaan sida loo aqoonsado duullimaadyadeeda ku socda gudaha Soomaaliya. In kasta oo ay jiraan wada-hadallo badan oo dhexmaray mas’uuliyiinta hay’adda, Ethiopian Airlines iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee labada magaalo ee Muqdisho iyo Addis Ababa, haddana hay'addu waxay sheegtay in shirkadda ay meesha ka saartay tixraacyadii ay ku tagi jirtay Soomaaliya, iyadoo adeegsata kaliya magacyada garoomada diyaaradaha Soomaaliya. Hay’adda Duulista waxay siisay diyaaradda Ethiopian Airlines kama dambays inay 23 Agoosto 2024 wax ka qabato walaacyadaas. Hadii ay taasi dhici waydo waxay sheegtay inay keenayso in la hakiyo dhamaan duulimaadyadii Ethiopian Airlines ee Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 22 I think it’s just a bluff waxaas ma sameynayan iyaga wax ku waayaya wa hanjabaad uun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 23 Waa badaleen. In saan loo qasbo waa hore la fuliyo ahayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 23 walanweynti cidiyo ku dagaalan bay waddan Somaliland , Somalia sida ku noqon mayso,, Focusing their energy to stop Somaliland name being mentioned any where, it wont work in the long run they wont make any friends in Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 23 Keep the bitter tears coming, Xunjuf. No more u turid. Wax badan ayaa la idiin turay oo ku kibirteen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 23 lets see where it takes u lot anagu wa diyaar garoownay all sort of wars ha noqota propoganda ama ka runta ba ha noqoto waxad ka heshan baad heleysaan dagaal qadhaadh u diyaar garoowba oo dhinac walba ah, waba ino biloow tani.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 23 Awal maxaa wadeen? Laascaanood markaa ku duuleyseen xasuuq iyo dagaal ma ahayn? Mise dagaal waxaa u taqaanaa marka adiga lagu karbaasho? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 23 Dagaal will always happen maalin ba nin bay guusha raacaysa Imisa ayanu anagu guulaysaney dagaalka de wala si wadaya ila gun laga gaadho xaalaada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 23 Xunjuf Xabashaduu luuqa iskula xaman jireen isku dhaceen. Markeey Soomaalida kale 'Zoomaalis' ugu wacaayeen wey ku faraxsanaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 23 This is very proud moment for Somali people Hardly any good action comes off Somali government, but this is good Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 23 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Xunjuf Xabashaduu luuqa iskula xaman jireen isku dhaceen. Markeey Soomaalida kale 'Zoomaalis' ugu wacaayeen wey ku faraxsanaayeen. Somalilanders outside of Ethiopia use the Ethiopian airlines more then any other country in the Horn , so Ethiopia airline gets is revenue from Somaliland , So Somaliland should make some bold statements and tell the Ethiopians we bring u the revenue respect our name and Our Sovereignty if they dont we can simply ban them and shut down their office and then stop their airline coming to Somaliland. But some how i dont think Biixi will do this lets see what happens the next coming days .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 23 Xaaji, Ethiopian Airlines is mandated to follow the issuances of any legal government. While Villa Somalia has no physical control over Hargeisa, it can legally compel any foreign organization to obey its laws. That's reality for all Somalis to accept, Hargeisa has no legal mandate and Mogadishu has no actual physical control. MMA, Never understood the logic of hardcore secessionists using the word Zoomaalia. It shows their illogical behavior or amazing stupidity. Quote Share this post Link to post Share on other sites