Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista oo Shaacisay in La Dhimay Qiimaha Lagu Bixinayo Leesinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda federalka Soomaaliya Wasiir Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa sheegtay in lasoo koobay qarashaadkii lagu qaadi jiray Leesiinka gawaarida gaar ahaan Moota Bajaajta oo cabasho ka timid.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this