Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka arimaha dibada ee Somalia oo ka hadlay shirkii Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa natiijo laan ku soo dhamaaday shirkii ay dawlada Turkigu gadhwadeenka ka ahayd ee ay ku dhex dhaxaadinaysay dawlada Itoobiya iyo Somalia taasi oo salka ku haysay heshiiskii is fahanka ahaa ee ay Somaliland iyo Itoobiya kala saxeexdeen horasntii sanadkani aynu ku jirno.

Hadaba wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya Mr Fiqi oo ka mid ahaa waftiga xaga Soomaaliya hogaaminaayay ataavbarta X waxa uu soo dhigay qoraal yar oo kooban oo uu ku xusaayo fashilka shirkaasi waxana uu qoraalkiisu u qornaa sodan hoos ku xusan.

Waxaa soo dhamaaday wareeggii 2aad ee wadahadlka inoo dhexeeyey annaga & dawladda aan deriska nahay.

Mahad ballaaran walaalaheen Türkiye oo dadaal weyn bixiyey, gogosha 3aadna dalkooda lagu ballamay.

Soomaaliya mawqifkeedu waa hal mid oo aan aqbalayn “ku qabso ku qadi mayside”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this