Sign in to follow this  
Deeq A.

Is bar bar dhiga sidii Muuse Biixi loogu soo dhaweeyay hada iyo 2017kii Fiiri

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240813-WA0003.jpg

Doorashadii hore waxa soo dhaweeyay Muuse Biixi reer Burco oo isu dhan maantana dadkii masaakiinta ahaa iyo barakacayaashii oo dhowr jeer oo hore balamo been ah loo qaaday maantana lagu soo kiciyay wax ayaa.la.idiin sidaa oo been noqotay

Muraaro dilaac waynaa Muusna qalbi adagaa, dadku gobol kasta waa in ay isbadalka Waddani iyo Dr Cirro u codeeyaan si looga gudbo caqabadaha ay xukuumadda Muuse dalka galisay

Somaliland guul

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this