Sign in to follow this  
Deeq A.

Xidiga faalka ragii ridi jiray waxa ay ku jaan gooyeen isbadalka Wasiir Siciid Sulub iyo Badhisaabkabka Togdheer Jaamac Biin

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240813-WA0006.jpg

Ilaahey Amarkiis. Safarkii u danbeeyey ee Madaxweyne Daahir Riyaale kaahin ku tagay
Burco Waxaa Badhaaaab ka Ahaan Jaamac Cabdilaahi Biin, oo hada ah isla Badhasaabka Gobolka Togdheer. Wasiir Siciid Sulubna wuxuu ahaa Maalmahaa wasiirka Hawlaha guud iyo Guryeynta isagoo aha Wasiirka ugu tunka weyn leh deegaanka.
Daahir Riyaale Wuxuu ahaa Madaxweynihii u Danbeeyey Somaliland ee Doorasho lagaga Guuleystey Muddo xileedkiisii Labaad.

Taariikhdu Been ma sheegto!!

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this