General Duke Posted March 23, 2007 Muqdisho: Xafiiska talefishinka Al-jazeera ee Muqdisho oo shaqadii laga joojiyay. 23. Mar 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar shaqada looga joojinayo talefishinka afka carabiga ee Al-jazeer xafiiskii uu ku lahaa magaalada Muqdisho. Ciidanka ammaanka dawladda Soomaaliya ayaa tagay xafiiska Al-jazeera ee Muqdisho kuna war galiyay inay xafiiskaasi irdaha u laabaan. Bogga Internetka ee Al-Jazeera ayaa qoray inaan loo sheegin sababta irdaha loogu laabay, hase ahaatee bartamihii Jannaayo mar shaqada laga joojiyay dawladdu ay ku eedaysay Al-jazeera inay buun buuninayso dhibaatooyinka magaalada Muqdisho ka jira. Waxaa kaloo Al-jazeera lagu eedeeyay xilligaasi inay indhaha caalamka ka qariso wax qabadka dawladda federaalka, taas baddalkeedana ay muujiso dhibaatooyinka ka jira Muqdishoi.Lama garanayo in si kumeel gaar ah irdaha loogu laabay Tvgan iyo in kale . Shaqo joojintan lagu sameeyay Tvga Al-jazeera ee Muqdisho ayaa kusoo beegmaya maalin kadib markii dagaallo kharaar ay ka dheceen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Tvga Al-jazeera dhowr dal oo ku yaalla bariga dhexe ayaa shaqooyinkii uu ka hayay gabi ahaanba laga joojiyay , waxaana kamid ah dalalka Ciraaq iyo Sucuudiga , kadib markii lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay siyaasadda dalalkaasi. CCC Farayaamo AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted March 23, 2007 Whatever happened to press freedom? I seem to recall when you were against the Courts when they tried to crackdown on the media. Another bid to prop up the TFG's image, Just like another regime weary of criticism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 23, 2007 ^^Press freedom is a great idea. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 23, 2007 Press freedom is perfectly alright. Except in the case where media lies and distort truth and are inciting clan hatred. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 23, 2007 This group is dumb enought to go against the TFG now, which will result in their loss of much business within the city of Mogadishu as they have lost Bali-doogle & lower Shabbele in the earlier clashes.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted March 23, 2007 ^and the clan hatred is not beyond you, may be its in you, ma is tiri? lol dad kaa badan maa hadana rabtaa inaad afka xirtay...........oo xagee ka keentay awoodaas? Maba dhalane dhowrteysan okaa..eheheheh. Waxkalena waan idinka sugeynaa, bal soo tiriya heesihiina iyo riyo-maalmeelka taxanaha ah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 23, 2007 ^^^I do not hate anyone saxib, hate is too great even to be given to your enemies. I dislike some people who for 16 years played about and used every bogus credit card available o maintain their loot & their fake clanistic ego. Clan courts or upset clans what ever they now refer to themselves as will not deter progress..Insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 23, 2007 AUB This goes beyond clan. It is a group of individuals trying to hold on to the last spoils of war aka the looted properties in Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted March 23, 2007 ^^your conviction is very interesting to me, given the fact that you are so wrong in such accounts, but let's see how these individuals turn out in your day dreams! we support the Islamic courts' movement, but it seems the major tribe of Mogadishu and mid-Somalia are behind this latest uprise, diluting our efforts, and I say, waxaad kala heshaan wax ha iga siinin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted March 23, 2007 Watch for this,Before you know, Somehow,a top Aq-qaeda terrorist will be spotted by the Anericans. Soon afterwards,c-130 bombers will carpet bomb Xamar & they will declare that they have killed Obviously,they dont want that news being reported fairly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted March 23, 2007 dad kaa badan maa hadana rabtaa inaad afka xirtay...........oo xagee ka keentay awoodaas? Maba dhalane dhowrteysan okaa..eheheheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano Geel Posted March 23, 2007 G: I think we should censor you now, since you are propagating partisan politics that most of us disagree with Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 23, 2007 ^^^lol. Brother am I that effective? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano Geel Posted March 23, 2007 Do you think they have been effective then Quote Share this post Link to post Share on other sites