Arafaat Posted August 12 Maakhiri, what’s happening in Maakhir, do update us on the latest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 12 How can one district be a mamuul goboleed wax walba maynu iskakaga hadlayna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 12 Garaadka Reer Sool baryahaan Sanaag joogaa, odeyaasha xagaas ka soo dhaadhacsiiyo rabaa inay hal maamul mideysan dhistaan. Waa wax loo baahanyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 13 On 8/13/2024 at 4:59 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Waa wax loo baahanyahay. maxaa loo baahan yahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 13 XSM baysan aqoon. xasan iyo Marxuumka, si kastoo ay u jecelyiiin in ad Deni iyo puntland ku xumeeya. xasan waxaa oga ween 1. in aan another D Block state ay san miiska la soo fariiran 2. in aan somaliland terotorial keeda la taaban u maleen mayo in Maakhir estate xasan dhisayo, he will use them to make noises to annoy puntland but then he will throw them under bus. muxuu u qabtay SSC oo ilaa iyo hada uu u diidan yahay in ay miiska soo fariistaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 13 22 minutes ago, Qurac&qansax said: XSM baysan aqoon. xasan iyo Marxuumka, si kastoo ay u jecelyiiin in ad Deni iyo puntland ku xumeeya. xasan waxaa oga ween 1. in aan another D Block state ay san miiska la soo fariiran 2. in aan somaliland terotorial keeda la taaban u maleen mayo in Maakhir estate xasan dhisayo, he will use them to make noises to annoy puntland but then he will throw them under bus. muxuu u qabtay SSC oo ilaa iyo hada uu u diidan yahay in ay miiska soo fariistaan. Ssc has two districts on their control how can they be a mamul goboleed hassan can’t have that and also as u said why would he entertain 3 dblock States when u taaag la yaahy bugland and jubbaland its like shooting ur self in the foot Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 13 Maakhir and SSC will form one federal state together, best possible scenario. Anyways, this is happening and early stages Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 13 Its still wouldn’t be enough. That would mean they would have 3 and a half district or a quarter I mean half a district of xudun ,taleex district laascanood district and badhan district. And a quarter district of buhoodle. . All in all it would be one region if u ad all the districts together u need two or more regions to form a federal states I don’t think it will fly . Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 13 Xaaji, dhulkaas Iyo dadkaas ku daaye, iyagaa U taal, iska iloow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 13 2 minutes ago, maakhiri1 said: Xaaji, dhulkaas Iyo dadkaas ku daaye, iyagaa U taal, iska iloow Labada dhinac waa ka gubanooyaan isku darsanka Sool iyo Sanaag. Xunjuf iyo Qurac, labada waaka soo horjeedaan. Tooda maamul u rabaan, dadka kale aayahooda ka tashtaan ma rabaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 13 Somalidu waxay tirah labba qawani isma qaadaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 13 Isla Soomaalidaas ayaa dhahdo, "Laba qaawan waa u toostay." 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites