Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Puntland oo muddaysay Kal-dhiga goleyaasha degaanka 7 degmo

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1723312230919.jpg?resize=720%2C61

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Mudane Abdi Farah Juxa  ayaa muddeeyey kalfadhiga Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Caluula, Gumbax, Baargaal, Bareeda, Bandarbayla, Gaalkacyo iyo Eyl oo ka kala tirsan Gobolada Raas-casayr, Mudug, Nugaal iyo Karkaar.

1. Furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Eyl waxaa loo Muddeeyey 20 Agoosto 2024.

2. Furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Bandar-bayla waxaa loo Muddeeyey 20 Agoosto 2024.

3. Furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Baargaal waxaa loo Muddeeyey 20 September 2024.

4. Furtitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Gumbax waxaa loo Muddeeyey 25 September 2024.

5. Furitaanka Kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo waxaa loo Muddeeyey 25 September 2024.

6. Furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Bareeda Waxaa loo Muddeeyey 30 September 2024.

7. furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Caluula waxaa loo Muddeeyey 5 October 2024.

FB_IMG_1723312068726.jpg?resize=720%2C98

PUNTLAND POST

The post Xukuumadda Puntland oo muddaysay Kal-dhiga goleyaasha degaanka 7 degmo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this