Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan maanta si rasmi ah ugu soo biiray xisbiga Waddani

Recommended Posts

Deeq A.   

img_3_1723295560078.webp

img_1_1723295527483.webp

img_2_1723295544748.webp

Waxaa maanta si rasmi ah xisbiga WADDANI ugu soo biiray Xildhibaan Cabdirashiid Nuur Wacays oo ka tisan Golaha Deegaanka Berbera .

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa si kal-furan ugu soo dhaweeyey Xildhibaanka xisbiga WADDANI .

Sidoo kale Musharaxa waxaa soo dhaweynta Xildhibaanka ku wehelinaayey mas’uuliyiin ay isku deegaan yihiin oo ka tirsan Xisbiga WADDANI oo uu horkacayo Guddomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Xil.Cabdirashiid Maxamed X. Yuusuf

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this