Sign in to follow this  
General Duke

How clan courts shared profit of port

Recommended Posts

12-July 2006, khilaaf xoog leh ayaa soo kala dhex galay
Xaaji Abuukar Cumar Cadaan
iyo ganacsatada A/QASIN's...., kaasoo ka dhashay saami qeybsiga Dekedda Muqdisho, iyadoo Xaaji Abuukar dalbaday in 35% dhaqaalaha Dekedda laga helo isaga la siiyo, halka C/qaadir Eenow oo ay saami wadaag ku ahaayeen Dekedda Ceel Macaan isna laga siinayo 15% haddii kale aanu Dekedda Ceel Macaan xireynin, waxaase Xaaji Abuukar lagu qanciyay in lacagta ka soo xaroota muddo Lix bilood ah isaga la siiyo, iyadoo ugu dambeyntii ay socon weyday kadib markii laga baqay in awood ka xoog badan Maxkamadaha meesha ka bixiso, waxaana la isku raacay in saddex meelood loo qeybsado dhaqaalaha ka soo baxa Dekedda, iyadoo Xaaji Abuukar uu wakiil u ahaa wiilkiisa C/qaadir Abuukar Cumar madaxa dhaqaalaha ee Maxkamadaha, halka Ganacsatada beesha.... uu wakiil u ahaa
Xuseen Goley,
iyadoo Axmed-Nuur Cali Jimcaale Guddoomiyaha shirkadda Hormuud-na uu wakiil u ahaa walaalkii
Cumar Cali Jimcaale,
saddexdaas xubnood ayaana qeybsan jiray dhaqaalaha ka soo baxa Dekedda iyo garoonka diyaaradaha iyagoo ahaa maal geliyeyaashii dagaalkii magaalada Muqdisho looga saaray hoggaamiyeyaashii Isbaheysiga la dagaalanka argagixisada.

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this