Deeq A. Posted August 8 Ciidamada Ukraine ayaa weerar kadis ah oo ay ku qaadeen Ruushka gudaha ugu galay dalkaasi. Waxaa markii ugu horreysay oo ay ciidamada Ukraine gudaha ugu galaan dhulweynaha Ruushka, tan iyo intii dagaalku billaamay. Dowlada Ruushka ayaa xaqiijisay in ciidamada Ukraine ay gudaha usoo galeen gobalka Kursk ee xaduuda saaran. Gobalka Kursk ayaa kamid ah deegaanada xaduuda saaran ee dalka Ruushka oo uusan wax saameyn ah ku yeelan dagaalka socday 2dii sano ee lasoo dhaafay. Duulaankan ayaa bilowday Salaasadii lasoo dhaafay iyadoo ciidamada Ukraine ay kasoo galeen dhanka gobalka Sumy ee wadanka Ukraine. Source Share this post Link to post Share on other sites