Sign in to follow this  
Dhubad.

The House of the Former President of Somalia Was Raided..

Recommended Posts

Dhubad.   

...By the Ethiopians, this is a slap in the face for all us. It sends strong message to everyone that the Ethiopians run the show and can do whatever they want to whoever they want to....!

 

uqdisho. 23. May .2008. (Sh.M.Network )-Qaar ka mid ah Ciidamada DFKM kuwa Ethiopia ayaa maanta Xog ku galay hoyga Madax weynihii hore ee Somalia Dr C/Qaasim salaad Xasan iyo iaaladiisa ay handaad ay ku sameeyeen Ciidamadaasi.

 

Mas’uul ka Tirsan hoyga C/qaasim Salaad Xasan ayaa Shabelle u xaqiijiyay in barqanimadii maanta hoyga madax weynaha gudaha ay u soo galeen ku dhawaad 30 askari oo isugu jira Somali iyo Ethiopiaan.

 

Mas’uulkaan ayaa sheegay in kooxdii ka Tirsanayeed Ciidamada ay bur buriyeen Al,baabadii iyo galab kale oo yiilay islamarkaana ay ku jiraan Gawaari,waxaana Ciidamada ay qaateen hub aad u farabadan.

 

Mas’uulkaasi oo diiday in la shaaciyo Magaciisa ayaa waxa uu sheegay in kooxdaan ka tirsan Ciidamada kuwa Ethiopia ay galeen Qolka madaxweynaha islamarkaana madaxweynaha ay ku amreen in in uu hoos u dago.

 

Ciidamadaan galay Hoyga Dr C/qaasim Salaad Xasan ayaa la sheegay in barqanimadii maanta ay dib uga laabteen guriga madaxweynii hore ee Somalia,waxaana Mas’uulka ka tirsan hoyga madaxweynihii hore uu Shabelle u xaqiijiyay in wax yaabaha ay ka qaateen kooxdaan ka tirsan Ciidamada DFKM kuwa Ethiopia ka mid ah hub lagu ilaalin jiray Madxweynaha oo ay ogeyd Dowlada DFKM islamarkaana dhawaan madaxweynaha uu u keenay taliyaha Ciidamada booliska Somaliyeed Gen, C/Xasan Cawaale qeybdiid.

 

Afhayeen u hadlay Ciidamada Boliska oo Shabelle la xiriirtay ayaa waxa uu sheegay in wax yaabaha ka dhacay hoyga aysan wax kala Soconin islamarkaana uusan jirin qorshe la amray in Ciidamo loo diray madaxweynihii hore ee Somalia Dr.C/qaasim salaad xasan.

 

Afhayeenka Ciidamada boooliska C/laahi Shac Shac ayaa waxa uu sheegay in uu jiray baaritaano ay ka sameeyeen Ciidamada boliska

Degmooyinka H/wadaag iyo wardhiigleey iyp Hodan,waxaana uu sheegay in arinkaasi aysan wax kala socon.

 

Sanadkii hore ee la soo dhaafay ayey aheyd markii ciidamo ka tirsan kuwa DFKM ay qaateen hub lagu ilaalin jiray amaanka Madaxweynihii hore C/qaasim Salaad Xasan oo horkacayay Xukuumadii KMG lagu soo dhisay wadanka jabuuti,waxaana ka dambeysay booqasho ay ku tageen madaxweyne C/laahi Yuusuf AXmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hjore ee is Casilay Cali Maxam,ed geedi iyadoo madax weynaha ka Raali galin ka siiyay Ciidamadii galay hoyga C/qaasim salaad Xasan

 

Macada jawaabta Dowlada DKMG ay ka bixidoonto Weerarka Ciidamada maanta ku galeen guriga madaxweynihii hore ee Somalia C/qaasim salaad xasan oo in mudo ah ku sugnaa gudaha dalka Somalia.

 

* Somali

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^ Was there any doubt on who is running the show in somalia, Dear Dhubad?

 

Waad salaamantahay, mate. The sight of your gun and the checkered headscarf lifts up my sprit!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Yes, to some of our brothers, they think they are the once who are really running the country but the reality on the ground shows Ethiopian Generals are calling the shot.

 

Sxb keep ur spirit up, Al-nasru Qarib Inshallah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this