Sign in to follow this  
Siciid1986

Cidamo kasocda ilaalada madaxtoyada Oo Lageeyey Guriga Axmed Silaanyo

Recommended Posts

Cidamo kasocda ilaalada madaxtoyada Oo Lageeyey Guriga Axmed Silaanyo

 

 

Hargeysa (TVSLE)-Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ka warbixiyay halka ay marayso tirinta codadka ee goobaha ilaa hada soo gaadhay xarunta

komishanka,Taas oo ay ku tilmaameen in 95% la hayo natiijada.

 

Dhinaca Kale magaalada Hargeysa ayaa waxaa kasocda Dhaqdhaqaaq Dublamasiyadeed oo aad u sareeya iyadoo markii ugu horeysey saaka la furey jidka hormara madaxtooyada Somaliland,waxaa kaloo maanta lageeyey Guriga uu dagen yahay Gudoomiye Axmed Silaanyo ciidamo kasocda ilaalada madaxtoyada Somaliland si ay u ilaaliyaan amaanka Gudoomiyaha.

 

Gudiga Doorashooyinka qaranka ayaa ku dhawaaqi doona ugu danbeyn khamiista Xisbiga ku guleysatey madaxtinimda Somaliland,waloow haatan madaxda Xisbiyadu og yihiin natiijada cida ku guleeysatey doorashada.

 

http://www.tvsomalilandeurope.net/?page=newsReadDetails&Detail=1231

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Xaaji = Cowke ,,,, wat do u expect?
:D

waa wareeey, war xaaji & cowke ma isku hal baa?

 

mise Jacaylbaro is begining inuu hooskiisa ka baqo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che knowing Udubs tricks and dirty politics for 8 long years and their Domination in SL i am not sure my friend

 

Jacayl baro dadka dakhtarada kumyuutarada loo dhigay ha igu masaalin dee say ka noqotay cami

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not sure they said Thursday they are still counting though today Udub asked , that hargeisa should be re counted , and they did marka waxkasta filo.

Nothing is sure , we might just See rayaale back.

 

Xiin oo ma xunjuf ba shaki u joojiya , war manaad ii baran wali :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this