QabiilDiid Posted March 30, 2006 It is great news if the following is not just an opinion of one person but initiatives put together by the Mogadishu Islamic Courts to hunt and arrest the city warlords who have been parasitically feeding and fattening themselves on the misery of the Somali people since the collapse of the central government. Mar uun dadka Soomaaliyeed u hiilliya oo ninkaas ummadda ka qabta... Hogaamiyaasha Muqdisho oo lagu baaqay in la soo qabto, Indhacade oo dadka Muqdisho ugu baaqay in la dagaalamaan kuwa gaalada 16ka sano u diiday Nidaamka Muqdisho Xubnaha Maxaakiim Beeleedyada ku jira aaga hore dagaalka ayaa sheegay in ay soo qab qabanayaan nimaka ka ridoobay diintooda kuwaas oo ay ula jeedaan Wasiirada gadoodka ka ah dowlada ay wasiirada ka ahayeen hadana sameystay Isbaheysiga looga awood roonaaday magaalada Muqdisho. Xubnahaan ayaa sheegay in ay hortaagan yihiin meel u muuqata xarunta Muuse Suuddi hadana ay sugayaan amarka amiirka Muuminiita si ay u soo qabtaan kadibna ay maxkamada u soo tagaan . Maxaakiim beeleedyada ayaa sidoo kale hortaagan irida hore ee dayniile kuwaas oo iyaguna sugayo amarkii ay ku soo xirilahayeen Maxamed Qanyare si loo soo taago Maxkamda. Magaalada Muqdisho oo inbadan xaraan ku heesteen hogaamiyo kooxeedyada ayaa iminka u muuqdo kuwa looga awood roonaday magaalada hadan maxaabiis ku ah xarumahooda . Dhanka kale Gudoomiyaha kaligiis is doortay ee gobolka Shabeelada Hoose Sheikh Yuusuf Indhacade ayaa ku baaqay in laga hortago kooxaha ka ridoobay diintooda kuwaas oo ula jeedo wasiirada gadoodsan. Magaalada Muqdisho ayaa ah meel maalinba cidii xoogaa awood iyo ciidan isku aragtaa ay inta kale ku duushaa si ay u xukunto Cabdi Xasan Gacal Muqdisho Ku noqo beejka ayniilecom @hotmail.com http://www.dayniile.com/Marso/29Maso9.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites