Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Waddani ayaa kullan soo dhaweyn ah ku qaabilay siyaasiyiinta, wax-garadka, aqoonyahanka, haweenka iyo dhalinyarada Beelaha Guullane iyo Sheekh Cismaan (Arab)

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Masuuliyijn Kale Xisbiga Ah ayaa kullan soo dhaweyn ah ku qaabilay Siyaasiyiinta, wax-garadka, aqoonyahanka, Haweenka iyo dhalinyarada Beelaha Guullane iyo Sheekh Cismaan (ARAB) kuwaas si rasmi ugu Shaaciyey dhisitaanka Xisbiga Rajada Shacabka Soomaliland WADDANI.

Kullankaas oo ahaa mid ka qabsoomay hoyga Musharraxa Madaxweyne Dr Cabdirxamaan Cirro ayaa ahaa mid saacado qaatay, waxaanay hoggaanka Xisbiga uga mahadceliyeen Beelaha Guullane iyo Sheekh Cismaan, cudduda ballaadhan ee taageero ee ay ku soo biiriyeen Xisbiga WADDANI

img_4_1722605725033.webp

img_5_1722605764358.webp

img_6_1722605780952.webp

img_7_1722605796369.webp

img_8_1722605814070.webp

img_9_1722605829691.webp

img_10_1722605846811.webp

img_1_1722605681132.webp

img_3_1722605708875.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this