Sign in to follow this  
Deeq A.

Smaliland oo sheegtay inay gacanta ku soo dhigtay laba xubnood oo ka tirsan Haayadda Sirdoonka Soomaaliya  ee NISA

Recommended Posts

Deeq A.   

Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay laba xubnood oo ka tirsan Haayadda Sirdoonka Soomaaliya  ee NISA kuwaas oo lagu eedeyey in ay qorshanayeen dilal ay ka geystaan Magaalada Boorama ee xaruunta Gobolka Awdal sida lagu baahiyey Telefishanka Qaranka Somaliland.

Haayadda ayaa sidoo kale tibaaxday in ay ku raad joogto 6 xubnood oo kale kuwaas oo ay sheegtay in laga soo diro Magaalada Muqdisho.

FB_IMG_1722321533753.jpg FB_IMG_1722321531005.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this