Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegay inay qabteen laba xubnood oo ka tirsan

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’adda Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegay inay qabteen laba xubnood oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuwaasi oo loogu talo galay in ay falal qorshaysan ka Fuliyaan magaalada Boorama.
IMG-20240730-WA00011.jpg
Qoraal ay Hay’adda sirdoonka Somaliland ku baahiyeen bartooda X (Twitter) ayaa u dhignaa sidan:-

“Hay’adda sirdoonka Somaliland ee NIA
waxa ay gacanta ku dhigtay koox ka tirsan NISA oo hawlgallo looga soo diray Muqdisho ku saabsan inay qas ka abuuraan Somaliland iyo dilal qorshaysan gaar ahaan Boorame.

Laba ka mid ah xubnahaas waa la xidhay, halka lix kalena lagu dabo jiro.”

Sidoo kale, ciidanka sirdoonka Somaliland ugu baaqay shacabka in hadii ay la kulmaan cid ay Ka shakiyaan in lagala soo xidhiidho Number-kan ☎️ 9000

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this