Muruqmaal Posted April 17, 2005 Fikirkaaga ka dhiibo ma kula muuqata qabqablaaysha ****** ee 14 sano isbaaraha u dhigtay shacabkooda inay maanta nabad doonayaan inay xamar ku soo dabaalaan ma aniaga waalan mise cadan baa laga heysayaa. 14 sano ayay isbaaro u taalay oo ku taajireen maxay uga baahan yihiin dowlad nin kasto airbor buu haystaa iyo taked ma kula tahay inay bixinayaan oo dowladu ku wareejinayaan...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted April 17, 2005 Ok..! Hadeysan ayaga nabada keniin, yaad ka sugeysa marka? Mise waxaad istiiri C/llahi Yusuf oo cidama xabashi wata aya nabad kuso dabali kara Xamar... Sadambe ayaad wax garan. Quote Share this post Link to post Share on other sites