Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqoonyahanka, dhalinyarada, waxgaradka iyo odayaasha Beesha reer Axamed (Jibriil Yoonis) Ayaa ka dareeray xisbiga Kulmiye

Recommended Posts

Deeq A.   

Wax garadka, aqoonyahanka, dhalinyarada iyo odayaasha beesha reer Axamed (Jibriil Yoonis) ayaa maanta ka dareeray xisbiga Kulmiye, oo ay hore uga tirsanaan jireen waxayna si rasmiya ugu soo biireen xisbiga mucaaridka Waddani waxana ay sidaasi ka sheegeen kulan balaadhan oo ka dhacay magaalada Boorama ee caasimada gobolka Awdal.

Madax dhaqameedkan waxaa qaabilay oo soo dhaweeyay musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani Maxamed Cali Aw Cabdi.
img_6_1722262248124.webp

img_5_1722262224600.webp

img_4_1722262217187.webp

img_3_1722262189598.webp

img_2_1722262163676.webp

img_1_1722262146371.webp

img_1_1722261292339.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this