Sign in to follow this  
Emperor

Kismayo No father figure as Junior members of JVA are in each others throat

Recommended Posts

Emperor   

Kismaayo: Khilaaf xoog leh oo dhaxeeya Beesha **** ee gacanta ku heysa Magaalada Kismaayo.

3. januar 2008

 

 

Kismaayo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu meeshii ugu sareysay marayo khilaaf soo kala dhexgalay Beesha **** ee gacanta ku heysa Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose.

 

Dekeda weyn ee Magaalada Kismaayo ayaa xiran maalintii 4-aad mana jiraan wax dadaalo ah ,oo ka socda Magaalada Kismaayo oo arinta ku aadan ,ayagoo Madaxda Beesha **** sheegeen in aysan la xaajooneyn Maleeshiyaadka ka amarqaadanaya ninka la yiraahdo Taano.

 

Siyaasigan la yiraaho Cabdirisaaq Faarax Cali (TAANO) ayaa Maleeshiyaad ka amar qaadanaya waxa ay Isbaarooyin dhigteen wadad dheer ee isku xirta Magaalada iyo Dekeda ,ayagoo ka soo horjeeda xilka qaadis ay Odayaasha **** ku sameeyeen Siyaasiga Taano.

 

Waxa ay Odayaashu ku eedeeyeen Siyaasigaasi in uu la kulmay Kooxaha dowlada Soomaaliya ka soo horjeeda ee dagaalada ka wada Magaalada Muqdisho ,ayagoo markaasina sheegay in uu si gaar ah ula kulmay Kooxihii horey umaamuli jirey Magaalada Kismaayo.

 

Odayaashan warka ka soo yeeray oo maalmahaan dadku ay hadal hayeen ayaa soo baxay ,markii Siyaasigaasi looga shakiyey soo galitaankii uu degmada soo galay nin xubin ka ahaa Ururka la yiraahdo Dibu xoreynta dalka Soomaaliya ,isagoo lugu waramay in uu markaasina la kulmay.

 

Warar hoose ayaa sheegaya in uu Khilaafkan keeni karo gacan ka hadal dhexmara Kooxaha Magaalada gacanta ku haya ,ayagoo ay Magaalada buux dhaafiyeen gurmadyo kala duwan oo ka imaanaya gobalka ay beeshan Asal ahaan ka soo jeedo.

 

Hogaanka siyaasadeed ee Beeshaasi ayaa hada muran xoog leh hareeyey ,ayagoo ay isku heystaan Xildhibaan Barre Aaden Shire oo magaalada heystay 8 sannadood ee lasoo dhaafay iyo C/risaaq Faarax Cali (TAANO) oo joogey dalka ,bilihii ugu danbeeyey ,mana jiraan wax xal oo la hayo.

 

Khilaafkan ayaa ku soo beegmaya xili ay dowlada Soomaaliya sheegtay in wax laga qabanayo xaalada Jubada Hoose ,isagoo dhawaan hadal ka soo baxay gudoomiyaha Maamulka gobalka Jubada Hoose Ilyaas Badan Gaboose sheegay in ay xoog ugu laabanayaan Magaalada Kismaayo.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Xildhibaan Bare Aaden Shire "Bare Hiiraale" "Horta Ina Taano Ma ogyahay in Mgaalada Kismaayo 16 sano rag usoo kaadi Cabayeen" {shirkii Hotel Cascaseey oo lagu kala dareerey}

 

Xildhibaan Bare Aadan shire (Bare Hiiraale) oo ku sugan magaalada Baydhaba ayaa wuxuu ka hadley xaaladaha cakiran ee ka taagan magaalada kismaayo oo bilihii lasoo dhaafay cirka isku shareertay iyadoo dadyow farabadan lagu laayey kumanaan kalana ay ka carareen.

 

Xildhibaan Bare Aadan shire (Bare Hiiraale) oo ku sugan magaalada Baydhaba ayaa wuxuu ka hadley xaaladaha cakiran ee ka taagan magaalada kismaayo oo bilihii lasoo dhaafay cirka isku shareertay iyadoo dadyow farabadan lagu laayey kumanaan kalana ay ka carareen.

 

Cappo De malizie C/risax faarax taano oo si fudud oo lama filaan ah uga soo dhax muuqdey masaraxa siyaasada jaha wareerka ah ee magaalada kismaayo ayaa dhawaan waxaa uu inqilaabay dhamaan hogaamiyeyaashii beesha Sede oo 8-dii sano ee ugu danbeysay magaalada kismaayo gacanta ku hayey, dagaalo ba'ana ku la galay Gen: Maxamed Siciid "Moorgan".

 

Xildhibaan Bare Hiiraale oo careysan ayaa qadka taleefoonka kaga qeyb galay maanta goor ay shir la iskusoo horfadhiisinayey labada dhinac ee isku haya gacan ku heynta magaalada kismaayo, wuxuuna si kulul uga hadley kala qeybinta beesha Sede ee uu wado Ina taano.

 

Wuxuu xildhibaanku si caro leh u yiri "Ina Taano miyuusan ogeyn in magaaladan ay rag badan usoo kaadi cabayeen"isagoo intaana kusii daray " Ina Taanow waxaaa tahay Ina Taano, waana kaa warheynaa dadka aad cilaaqaadka la leedahay waxaana ku oranayaa ka fiirso ragaas anagaa wax ka dheefi laheyne"

 

Xill Bare Aaden Shire Hiiraale ayaa isagoo hadalkiisa sii wata waxaa hadal caro leh kaga dhaxgaley Cappo Dei malizie C/risaaq faarax taano oo ku eedeeyay in uu ruux ahaantiisa Bare Hiiraale ka danbeeyo dhibka magaalada ka jira, waxaana goobta shirka isqabsadey buuq iyo far isku taagid u ekeyd isu goodin ay isu goodiyeen taageerayaasha Xilldhibaan Bare Hiiraale iyo kuwa Cappo Dei malizie C/risaaq faarax taano.

 

Shirkii manta ee Kismaayo ka dahcay ayaa waxaa qadka telefonka kaga qeyb galay jaaliyadaha beeshan ku abtrsda ee dibadaha ku nool,waxaana uu shirkaasi ugu dambeyntii kusoo dhamaday kala tag ,iyadoo aanay jirin balan kale oo dib loogu qabtay in la isugu yimaado.

 

Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com e Muqdisho.

 

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmoyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Hiiraale "Anaa usoo kaadi cabay" Looooooooool :D:D

 

Where is Horn when you, shed a light Sxb, rumours say the good Horn had been the co-ordinator of the tele-conference for the tolka Qurbajoogta :D

 

On a serious note, what's with Taano and his crew, he's the big man for the clan as your former hero Hiiraale was reduced to a mere useful old dog and was the subject of a missed assasination target in Baardheere?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Duke it seems things have changed since, Taani is the big don... Hiiraanle was to told shut up...

 

This is what Carmooyin called him:

Cappo Dei malizie C/risaaq faarax taano.

LooooL :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well I am not familiar with the junior JVA group, Hiiraale seems to have been all powerful due to the help of the senior JVA which no longer exists. He is finding the new reality daunting.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lool@ Horn. Dee nimanka war u sheeg saaxiib.

 

Emperor/Duke, Waxaa suuqa ku jirto in Odaygii Yusuf ahaa lagu badali rabo Hiiraale. Waxaa layiri(This word reminds early 90s in Kismaayo running from USC - Waxaa layiri buulo gaduud ay soo marayaan :D )marka waxaa layiri, odaygii markuu kursigii kadhacay saaka Ethiopian-kii way diideen in looqaado Nairobi oo xagaa iyo Addis aa looqaaday si Hiiraale loogu badalo. ;)

 

There you go guys, isn't that a news!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer its a shame that they put roadblcoks in the town, differences of opinion is ok, but this is thug's stuff.

 

Anyhow I like the brave face, yet again you prove you can not run anything, just hot air.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Dhubad, laa sxb. There is really nothing to discuss. What these men have brought here is what they want to see happen as opposed to what is even close to what is going on if there is anything going on. smile.gif

 

 

Slash, imagine if Kismaayo was Boosaaso in the last month and the bombings and kidnappings there had taken place in Kismaayo. Can you imagine how much rukus Duke and his crew would have made? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Mama Zakariya, Atheer people get sick, go to comma or evem die, it's neither a crime nor a shame... your argument is not clean as in morally...

 

Horn is trying to sound safe, safe ole boy...

 

No one is looking for any news from you, you are not the only sources of information, there are many various, diverse and within reach news wires freely available on the net. What matters most in here is not necesarily the news presented or exchanged on here but the depate that's going on SOL and the comments from members...

 

The news of Kismayo, Juniour members of JVA's confusion, the loss of father figure and hence sight, Hiiraale's cry and that of Taano's first degree Isbaaro at the interval of every small distance in the city is all available on net...

 

Your short and rather excuse attempted comment reifornces that and exposes the weakness of the group your hold great in your heart. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^loooool. What an idiotic comparison, how many have been assasinated in Kismay this eyar alone compared to Bossaso? As for Bossaso no roadblocks adeer and no clan militia taking over the port because their Dutch Capo was removed.

 

Taano [Horns governor] is no more than a thug with a few militias. Thats sad. :D

 

Bossaso, Galkacyu, Garowe as you know had an election, out went the old mayor and his team in came a new one without any fuss. Thus again your comparison is quite ******. Even the Puntland cabinet was dissolved and a new one named, we do not have Taano's or Huuraale's in Punt ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^They always compare, compare what? Confused folks they are.... Punt is a nation developed, Hureey, Oil and resource exploration, massive projects, Booming Businesses and they talk of a small incident of small scale kidnap.. LOl

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this