Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Imaaraadka Carabta oo taageero weyn u muujisay dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa ka taageeraysa Wadanka Itoobiya Sidii uu xubin uga noqon lahaa Ururka Ganacsiga Aduunka.

Ethiopia Waxa ay bilawday Ololaheeda ka

Mid noqoshada Ururkaasi, Imaaraadka carabtuna waxay u balan qaadeen ka mid noqoshadeeda.

164 wadan ayaa hada ururkaasi xubno ka ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this