Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Letter to Congressman Donald M. Payne – Somaliland Forum

Recommended Posts

^waryee Oodka maanta xaggee ka xanaaqsantahay. War ninyahow dagaaalka Gebiley PL ka ma danbeyn.

 

Mise lacagtii washintong ee aad adigu dayacday baad ragga doontay ku maagaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Oodweyne:

^^^
:D:D

 

Abwaan,
Adeer
, Xageed iga maagtay...

 

lol...ugaas kuma maagin...I just pointed out what you are unique for over here!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Oodweyne, you SHOULD be appointed as the official online representative of Somaliland or perhaps be made a good will ambassador. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. No need to be defensive friend. I know you believe in the cause so much so as to get offended at the mention of monetary rewards. But my point is your zeal for the cause needs acknowledgement of the highest kind.

 

Now as for me? Nah. If you knew me personally and my reasons for holding the views I hold you'd pleasantly be surprised. Mind you that doesn't mean that I haven't been scouted for Villa Somalia. No. It just means that I am not a man who can work for any other man let alone a government or another employer. I come compact with my own world in which I am king. An island onto his own. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lol

 

Oodka is out of balance today. there was a delegation from PL in washington. what ever they were told, they were exceedingly happy when we saw them in MN whilst the reps of the phantom state were issuing livid communiques from our beloved hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^ :D Adeer gar laba nin kama wada qosliso ayaa la yiri, maantaana damaashaadku mooradayaduu durbaanku ugu tuman yahay, ee hadduu damac ku yara galo, dee inaku marti soorkii reeruhu isku yaqiineen ayunbaad inaga filaneeysaa. :D

 

Magacayga waa laguu yaqaan, boowe

Lol. Nin ragguu ahaa ninkaa. Weli ma maqashay ninkii reer Mudug ee lagu xujeeyey: 'War dhulalka kale qudrad iyo mira la cuntuugo ayaa ka baxee, talow maxaa Mudug maxaa ka baxa?. Wuxuu ku jawaabay: Mudug ragbaa ka baxa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D:D @ magacayga waa laguu yaqaan

 

qadaadiic? you are mistaking US with Ethiopia waryee

 

war hoy lacagta wax ka doonta, riyadii ahayd PL waa pirate ee annaga hanala hubeeyo socon weydey'e :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Haddaanan ogeyn waqtiga Ethiopia kaa galay, hadalkaaga macquul baan u arki lahaa

 

meesha sartu ka qurunsantahay maaha lacagta ee waa xeeladda siyaasadeed ee Payne unkay. Una malayn mayyo inta Obama admin ka hartay in siriqdaasi furmayso. Payne wuxuu rabaa in somalia si comperhensive loo ego, oo aan piecemeal danbe lagu khatalmin. 3 dexda unug ee maanta somali u qaybsantahay baa loo yeeray waxa loogu yeerayna adna waad ogtahay anna waan ogahay adeer. waxaa loogu yeeray in scriptiga cusub ee admin kani somalia ku dhaqayyo loo sheego. ilaah amarki tani tii hore ka wacan li anna waxayba dharka ka bixisay been siyaasadeed dadka qaarki lagu dhaqi jirey oo waxay leeday somalia waa uun somalia, stable or not. si guud baana loo abbaaraayyaa iyadoo cid walba meesha hadda wax ujoogaan lagala qabanayyo. waxaa shardi ah in dawladda sharifka aan wax loo dhimin, balse la taageero

 

Faroole intaasu fahmay. war meesha ciidan baaba iga jira buu yiri, wiilkana adeer baan u ahay buu ugu daray. hawshaan waa howshaydii kulahaa :D

 

raggaagii jaw iyo now bay ku waasheen, habartii frazer ahayd baa dhowr jeer la wacay mise teloofankeedu ma shaqeeyo. Payne baa la fiiriyey mise belo waa wiil xiniinyuhu intaa lee le egyihiin. bal adigu si yeel. talaa qabsattay nimankii udub ahaa ee mujtamaca waqooyi horjoogey. hawshaan siilaanyaa fahmi lahaa, isna capacity uu ku yimaado ma laha oo hadde waa mucaarad, mucaaradna lalama hadlayn. khammaar bu qaatay riyaale oo waa diiday iyo sick wacyaa ma aqaane, laakiin enough uu kaga caraysiiyey ninkii Payne ahaa ee somalia hadda horseedka uga ahaa US congress.

 

Payne waad aragtay oo hadda wakaa ku taag-taagsaday, xatta anaa ya fircoon baa ka dhacday. marka adeer naga daa, arrinta waan isla ognahay'e

 

waxaa la leeyahay hadda hargeysa wafti baa diyaar ah meel loo diri doonno lama oga, kolba Payne laguma dhaco oo hadda meeshiisii buu taaganyahay, mana soo dabcin

 

frazer markay kol hore hargeysa booqattay mashxaradaadii cirka nagu jabin gaartey, haddana powerfull chair person in us congress baad rabtaa inaad dismiss garaysid ninyahow

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^SNM waaxid :D

 

Arrinta ah PL waxay jeclaan lahayd in SL miiska siyaasadeed ee Somaliya soo fariisatto waa run. Li anna PL ta maanta waxay fahamsantahay waaqica siyaasadeed ee SL iyo Soomaaliya ba ka jira. Waxaan kuugu darayyaa arrintu hami keliyya maaha ee waa dadaal cusub oo siyaasadeed in xayn daabka siyaasadeed ee Somaliya SL lagu tolo faraq yarba ha haateee :D

 

Ninyahow Faroole wuxuu na leeyahay nimanka gar bay joogaan oo nabarro waaweyn oo regime kii hore ku dhuftay baa ku yaallaa, waana in aad loo dhayyaa oo loo qiraa dhaawaca ay qabaan oo runtii xad gudub ku yimi. Adduunkana waxaa loo sheegay in shacabku uu nabadda u afduubanyahay, hoggaanka haystaase uu taariikhdii sideetamaadkii maxbuus u yahay.

 

Sidaa baa Payne hawsha ku galay :D

 

Adigu dagaalkii beder baad ku jirtaa oo rajo laga qabo inaad soo dabacdo, laakiin xaqiiqooyinka dhulka yaalla sidaad wax u sheegayso waa ka duwanyihiin awoowe. waxaa la yiri meyd yaa u danbeeyey, saa ninbaa yiri kaa lasii wado. Hadda shalay waxaa la sheegeeyey in calankii aad Laascaano inaad baa bi isaan u qabsatteen, uu xaggaa iyo Boorame bud kasoo yiri :D

 

Awoowe siyaasaddu waa belo, weligaana qol layskuma xiro, xattaa haddaad is xirayso cid hadhow kaa furtaa furaha loo dhiiba :D

 

ii dhiib furaha waryee aan meesha aad isku xirtay kaasoo furee

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL - xiin is there any village named something'weyn in dhul-foox?

 

sida baan ugu heli kara nin maansadisu indabeeshay 'indeed' labadii weedh oo qoro ba???

war iga kaas...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this