Juje Posted January 24, 2009 THIS IS THE ACT OF BLOODY SAVAGES WHO WILL SOON BE BROUGHT TO AN END Inti ku dhimatey Allah uu naxaristo , samir iyo imaan Allah ka siiyo eheledooda..amiin! Disasterous pics of the deceased.. hadi aad beer jilic santahey ha dawan sawiiradaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted January 24, 2009 Shabaabka Fal Is-Qarxin Ah Ka Fuliyay Muqdisho Muqdisho,24-Jan-2009:-Shaqsi ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaabka oo waday Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta barqadii kula beegsaday bar kontrool oo ay ku sugnaayeen Ciidamaada Boliiska Dowlada KMG ah oo kaashanaya kuwa AMISOM, kuwaasoo taagnaa Isgoyeska Shaqaalaha, fal is-qarxin ah, waxaana la sheegay in xiligaasi uu halkaasi uu taagnaa gaari bas (Caasi ah ) oo rakaab rayid ah saaran yihiin, waxaa la sheegay in khasaare xoogan uu u geystay gaarigaasi Baska ah, iyadoo ilaa hadda la sheegin khasaare soo gaaray AMISOM. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in baskaasi qaraxa lagula beegsaday ay ku geeriyoodeen ilaa 14 qof oo rayid ah kuwaasoo aan waxba galabsan, waxaana la sheegay iney xiliygaasi taagnaayeen wadada bartamaheeda oo isbaaro u tiilay qeybo ka soo horeeya Ciidamada AMISOM oo Boliis Soomaali ah, kuwaasoo hakiyay gaarigii uu waday qofka naftii hurka ahaa, wararka ayaa sheegaya in gaarigiisii noociisu ahaa Rooned halkaasi oo qarax weyn uu ka geystay, kaasii burbur xoogan u geystay Gaarigii baska ahaa ee ay saarnaayeen Rakaabka kuwaasoo dhimasho iyo dhaawac xoogan ka soo gaaray qaraxaasi, Qaar kamid ah dadki ka ag dhawaa goobahaasi ayaa ku waramay inuu gubtay gaarigaasi, ilaa hadda lama sheegin khasaare ka soo gaaray Ciidamada AMISOM halkaasina ka dhowaa kaasoo loo waday falkaasi in lagula beegsado, inkastoo intii uusan gaarin uu qarxay gaarigaasi walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Ciidamada AMISOM ayaa oodda ka qaaday rasaas xoogan oo aan loo meel dayin kadib marki qaraxu dhacay waxaana ay taasi keentay in ay dad badan oo rayid ah wax ku noqdaan kuwaasi oo goobtaasi ka ag dhawaa, iyadoo sidoo kale Madaafiic badan ay ku duqeeyeen aaga badan oo ay ka mid yihiin Suuqa Bakaaraha oo la sheegya iney 3 qof oo rayid ah ku geeriyoodeen iyo tiro kale oo dhaawac ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted January 24, 2009 Israel was unable to eradicate Hamas though it wreaked unprecedented damage on its infrastructure at the cost a huge # of innocent lives. To think of the word "eradicate" is to assume the act of genocide. Al-shabaab can be absorbed but not with leaders like those stationed in D-jibouti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
XORNIMO5 Posted January 24, 2009 the minibus is intact which indicates that victims were rather killed by bullets ,not the explosive.possibly retaliaton fire by UNISOM forces after the suicide bomber struck them http://dayniile.com/January2009/24January12.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 24, 2009 Originally posted by Juje: THIS IS THE ACT OF BLOODY SAVAGES WHO WILL SOON BE BROUGHT TO AN END Disasterous pics of the deceased.. hadi aad beer jilic santahey ha dawan sawiiradaan THIS IS SICK ,, THIS IS SICK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted January 24, 2009 Originally posted by Abu_Diaby- Al Falastini: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Did they sort out their differences all those years before the Amisom ?? Sxb, I know you believe that a continuation of the violence in Somalia enhances Somalilands bid for recognition. So, don't hide behind fancy rhetoricquestions Afkaaga caano malable lagu qabay. I have been saying that for the longs time. I remember even Serenity, Ayaa hudug igu soo tidhi on another thread. These Clanlanders want Somalia to continue burning until they recieve "recognition" from the international community :rolleyes: I also believe inay dabka hurin tiisa ku jiraan ama qayb wayn ka qaadanayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 24, 2009 Nobody wants bad for Somalia ,,,, they just do the bad to themselves. are you trying to reason it ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Member-sol- Posted January 24, 2009 Baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu hogaaminayay qof naftiisa soo huray ayaa maanta barqadii lagu beegsaday illaa 3 gaari oo ay lahaayeen Ciidamada AMISOM kuwaasi oo taagnaa wadada shaqaalaha,xilli ay ilaalinayaan Ciidamo kale. Gawaarida qaraxa lagu beegsaday ayaa la sheegayaa in ay wadada dhinaceeda taagnaayeen isla markaana qofka naftii hurka ahaa uu ku dhuftay gaarigiisii Roonedka halkaasi oo qarax weyn uu ka dhacauy. Qaar kamid ah dadki ka ag dhawaa goobahaasi ayaa ku waramay in ay gubteen gawaarida AMISOM halkaasina laga yaabo in ay ka dhasheen khasaare xoogan oo kasoo gaaray qaraxaasi. Ciidamada AMISOM ayaa oodda ka qaaday rasaas xoogan oo aan loo meel dayin kadib marki qaraxu dhacay waxaana ay taasi keentay in ay dad badan oo rayid ah wax ku noqdaan kuwaasi oo goobtaasi ka ag dhawaa. Sidoo kale ciidamada AMISOM waxay duqeyn hoobiyeyaal ah si ba'an ula dhaceen Suuqa weyn ee Bakaaraha halkaasi oo ay ku nafwaayeen dad badan oo rayid ah waxaana hadda wali kacsan xaaladda guud ee Suuqa weyn ee Bakaaraha. --Markacadey.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 24, 2009 This THEY DID IT and NO THEY DID IT is why people are suffering .............. Shyyt , life is so cheap for some ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
COSTA Posted January 24, 2009 Who cares about dead ****** Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 24, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Nobody wants bad for Somalia ,,,, they just do the bad to themselves. are you trying to reason it ??? Qawdhanimada jooji, inaar. Waxa lagu leeyahay, gloating ka jooji. Like ina mooge said; hadii aad maanta wacantahay, ma ku waari doonta? Allahu yaclam. It's not nice dad walaalahaa oo liita inaad ku qososhid mar walba, isaga ducee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 24, 2009 Duco way naga dhamaatay oo waa loo ducayn inta la nool yahay ,,, laakin waxaan ka hadlayaa marmarsiiyaha la samaysanayo. Anagoo ducada naga dhacaysa aad yaabayso bay ku leeyihiin YOU WISH BAD FOR US ,, sidiiyoo ay qalbiga daalacanayaan. marmar ma habaartaa baaba i qabata ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 24, 2009 ^Lol. Mayee habaarka inaga jooji. I know what you mean, it's frustrating because dadka qaarkood sheeko kale mayaqaanin, you can type two opposing opinion and they will still say, 'it's because you hate Xamar..blah, blah' but Abu Diaby is not one of those. On the topic, the Southerners were never really given a chance to settle their differences on their own,you always had the UN, US Ethiopia, AMISOM interfering and trying to call the shots. That was never the case in SL and PL. For lasting peace in Somalia, it has to come from Somalis. They should go back to the qudhac tree and let the elders sort it out, that's the Somali way and it works. I know it's a long shot. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 24, 2009 yeah ,, that is the problem dee wax kele ma jiraane. On a second note, they were given many chances but for them they were going from bad to worse ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 24, 2009 Ilaahay ha u naxariisto dadka masaakiinta ah ee ku dhintay dagaalkan. Looking at dead and the bus, it seems AMISOM may have killed most if not all. Quote Share this post Link to post Share on other sites