Xaaji Xunjuf Posted November 9, 2010 Originally posted by 'Liibaan': Xaji, meel aan war oolin ayaa war ka raadinasaa, waa muuqataa halkan sida ee soomaalidiidku xumaan iyo dhibaato ula doonayaan dadka soomaaliyeed ee jaarkooda ah, sababtuna ee tahay xaasidnimo,gar darro iyo faduul. Xabashida waa codowga Somali oo dhan, Waxaa xabashida looga digayaa in ee mar labaad kusoo xad gudbin Deegaanka SSC, sidii hore u dhacday Waxaa kaloo loo sheegayaa Xabashida inay caq soo dhigin SSC, waayo SSC dowlad iyo hogaan ayee leedahay adiga ba dhibaato ka sheekeynaya , anigu dhib ma sheegin war xita saado cali ba maanta ka hadashay khusuusiga iyo gudoomiyah khusuusiyga.oo yidhi xilkan ka qaadaya xaglajiifiye , saaxib xabashi haday cadawgaga yihin wardheer ugu maad tagteen.oo gadhka maad qabbateen,, airportkoodana kamaad dhoofteen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 9, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: adiga ba dhibaato ka sheekeynaya , anigu dhib ma sheegin war xita saado cali ba maanta ka hadashay khusuusiga iyo gudoomiyah khusuusiyga.oo yidhi xilkan ka qaadaya xaglajiifiye , saaxib xabashi haday cadawgaga yihin wardheer ugu maad tagtee.oo gadhka maad qabbateen Horaa loo yidhi Ka waalan/nacasku (Somalidiidku) waxa uu yahay ayuu dad kalana moodaa, Waa maxay Gadhka iyo aad ka hadlasid, war waa dhaqanka somalidiidka unay gadhka qabsadaan Xabashida, Doqonkii Faisal waraabe soomuu oran wiilka Hargeisa ku dhashay, iyo ka Addis Abbaa ayaa iska xiga ka Mogadishu ku dhashay Dadka Codowga ah waa shiraan sida America vs Soviet Union (now Russia), Somalia vs Ethoipia 1970s, India vs Pakistan, Turkey vs Greece, etc Ethiopia vs SSC Somalia is NOT different Obama said he will meet enemies like Iran, Cuba, and North Korea Si mar labaad dagaal kale u dhicin, oo u dhaxeeya Xabashida iyo SSC, waa laga hortagaa Xabashidu waa cadowga SSC iyo Soomaali oo dhan. Markii Hogaanka SSC soo galay gudaha deegaanada SSC, Ciidamada xabashida dagaal ayee kusoo qaadeen Caasimada SSC Buuhoodle, Alhamdulilah Hogaanka SSC oo kaashanaya Shacabka SSC waa iska celiyeen, waana ka guuleesteen ciidamadii duulaanka ahaa ee xabashida. Mida kale, arrimaha gudaha ee SSC wax quseeya Somalidiidka maaha, markaa ka bax Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 9, 2010 Liibaan xabashida iyo waxa iska dayoo. odaygii xaglatoosiye ma wasiir bu sheikh dalxiis u doontay , wakaan khusuusigu ku dhagan eh. Koley halka waxa ka so if baxaya ariimo maalimaha so socda aynu ka war heleyno, qaar waxay ba leeyihin hogaamiyaha khusuusiga baba kursiga xaglatoosiye rabba lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 9, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Liibaan xabashida iyo waxa iska dayoo. odaygii xaglatoosiye ma wasiir bu sheikh dalxiis u doontay , wakaan khusuusigu ku dhagan eh. Koley halka waxa ka so if baxaya ariimo maalimaha so socda aynu ka war heleyno, qaar waxay ba leeyihin hogaamiyaha khusuusiga baba kursiga xaglatoosiye rabba lol. Xunjuf, shaqadaada maaha, NOT your business Hogaanka XagloToosiye mudo yar ayuu joogayaa Caasimada Somalia Mogadishu , kadib waxaa uu gudbayaa Nairobi Kenya, Wadamo kalena waa uu soo booqanayaa sida Djibouti, Addis Ababa - Ethiopia, iyo Kampla - Uganda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 10, 2010 Liibaanow khusuusiga waxa la yidhi 400 oo adhi ah bay rabbaan inay xaglatoosiye xilkaga cod aqlibiyad ah kaga qadaan. idinku ba dumuqradiyad baad gaadhee waleh Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 10, 2010 Originally posted by 'Liibaan': The anti-government are Warlord Siilaanyo and Somalidiid/snm militia, since they are against Somali Government led by Sheikh Sharif On the other hand, SSC Leadeship and Forces are loyal to the Internationally Recognized Government of Somalia, led by President Shiekh Sharif and Prime Minister Farmaajo The leader of SSC and high level delegation is leaving right now SSC regions to Somali Capital of Mogadishu to meet their Somali Government. Insha Allah, the anti- government clan factions like snm will eliminated from all somali territories from Loya Cade to Kismaayo Somalidiidku waa dad xaasidiin ah, oo ee ka buuxdo cuqdad iyo cudur aan dawa la'heen Runtu waxa weeyaan kooxda Somalidiidka ayaa burburasa Nin Daad qaaday, xunbo cuskay. Marna Hargeisa ku carar, Marna Garoowe maanta Xammar. Quote Share this post Link to post Share on other sites