Xaaji Xunjuf Posted November 8, 2010 Golaha khusuusiga SSC Oo Shir ku Qabtay Buuhoodle By admin on Nov 08, 2010 with Comments 0 ShareBUUHOODLE waxaa maanta oo bishu tahay 8/11/2010 shir deg dega isuguyimi golaha khusuusiga maamulka ssc kalfadhigoodan ayaa waxaa ya kasoo saareen qodobo dhawra iyo baaq ay udirayaan bulshada ssc ugu horayna waxaa halkaasi ka hadlay oo shirkaasi furay gudoomiye xigeenka maxamed cabdi ciise isagoo ku wareejiyay gudoomiyaha golaha khusuusiga cabdirisaaq xasan ismaaciil oo isaguna halkaasi kasoo jeediyay qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ugu danbayna halkaasi ka akhriyay qodobadii, Waxaan baaq usoojeedinayaa dhamaan shacabka ssc gudaha iyo dibada Ismada.cuqaasha.waxgaradka.aqoonyahanka.inay isugu yimaadan mudo dhan 45 casho siloo helo hogaamin umada masiirkeda lagu aaminikaro, Waxaan usheegaynaa d f. ururka midawga afrika. hayadaha caalamigaa. inaanay wakiil u ahayn haysana kalsoonida shacabka ssc saleeban ciise axmed iyo cai xasan axmed sabaray, Kadib.markii ay leexiyeen hadafkii ssc midaynta iyo xoraynta ahaa. Kadib.markii ay burburiyeen ciidamada ssc. Kadib markii ay in kireen ansaxintii buurawadal. Kadib.markii ay diideen jiritaanka golaha khusuusiga. Kadib.markii ay diideen wada tashigii iyo wada shaqayntii. Kadib.markii ay shaqadii hogaanka lawareegen shacab. Kadib.markii ay diiden sharcigii ssc. Kadib.markii ay meelna kaga warami waayen waxii loo idkamay, Waxaanu garanay inaanu badbaadino doonista shacabka ssc.maanta laga bilaabo waxaa xilka ssc uyaala g khusuusiga. waa in saraakiisha ciidamadu sitoosa uga amar qaataan golaha khusuusiga dardar galiyaana isu uruurinta ciidamada iyo haelgaladoodaba, waxaanu si deg dega ugu yeeraynaa dhamaan xubnaha kamaqan golaha khusuusiga dibad iyo gudaba ha joogene inay mudo shan iyo toban cisho ah ku yimaadaan golaha Wabilaahi Towfiiq, Buuhodle Soomaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 8, 2010 Waxaan usheegaynaa d f. ururka midawga afrika. hayadaha caalamigaa. inaanay wakiil u ahayn haysana kalsoonida shacabka ssc saleeban ciise axmed Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 8, 2010 xaaji SSC hadey rabin somaliland maxaad ku naceeysan.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted November 8, 2010 Ma durba? There is a servere shortage of funds I heard. Xataa petrolkii lacagtii lagu iibin lahaa ayay ls yihiin let alone paying wages. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 8, 2010 Oba war miyaanad akhryin warka ssc waxa ka takhalusay qoladi khusuusiga. marka wax la naco ba ma jirto adeer Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 8, 2010 waan gartay brother xooga qalad ban fahmay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 8, 2010 Originally posted by Suldaanka: Ma durba? There is a servere shortage of funds I heard. Xataa petrolkii lacagtii lagu iibin lahaa ayay ls yihiin let alone paying wages. lool haa qollada khusuusigu waxay ku kacsanyihin xaglatoosiye sabab lacagti qurba joogti ay soo diireeen bu wax ka siin waayey khusuusiga inti ba buhoodle la fadhistay oo uu barkaday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 9, 2010 I told u ,,, it is just the beginning Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 9, 2010 Wefti uu Hogaaminayo Hogaanka SSC Dr Axmed Saleebaan Ciise oo u ambabaxay Muqdisho iyo Wardheer Nov 09, 2010 Dharkayn-Geenyo(Riinji.com)Waxa magaalada Dharkayn ka ababaxay wefti balaadh oo ka socda Hogaanka midaynta iyo Badbaadinta ee SSC,weftidan oo Casuumad ka helay Raysawazaaraha cusub ee xumuda Federaalka Soomaaliya.. Weftidan ayaa waxay maanta ku si hakanayaan magaalada Wardheer ee Killinka halkaasi oo ay casuumad ka heleen Madaxwaynaha Kilinka Shanaad ee Somalida Itoobiya,weftidan ayaa halkas uga sii gudbi doona magaalada Caabud waaq ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo diyaarad Caasimada u qaadi doonta ay ugu imaanayso. Weftidan ayaa waxay ka kooban yihiin 10 Xubnood oo kala ah Hogaamiye 1.Dr Axmed Saleebaan Ciise,2.Xog-hayaha arimaha Difaac Gen-Tamaad,3.Afhayeeka Axmed Gacmayare,4.Cabdixamiid Garaad Jaamac,5.Ex-Xil- Puntland Cumar Jaamac Saleebaan,6.Ex-Xil- Puntland Ibrahim Maxamuud Guure,7.Ex-Xil- Puntland Abshir Cabdi Shiikh iyo saddex xubnoo oo khusuusiyda ka mid ah. Wararku waxay intaasi ku darayaan in weftida uu weheliyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo isagu ka soo noqonaya Wardheer. WIXII SOO KORDH KALA SOCO RIINJI YASIN MAXAMED AHMED GAROWE SOOMAALIYA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 9, 2010 The khusuusi wants to get rid of Xaglajiifiye , and he just goes to Ethiopia for a trip to meet the governor of kilinka shanaad in wardheer Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 9, 2010 So the best approach to dealing with anti government elements is to do nothing. Then watch them fall apart from within. Brilliant! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2010 Ilaahow nimaan wax ogeyn ha cadaabin waa tii Maxamed Dheege'e (jacayl baro wuu qosli ) Ninka kibirku shaanshaan ka riday waaya shaxartaanye Misna wuxuusan sheekada ku darin shiishka soo maqane Inta shaqalka gaabani u jiro sheeg hadaad garato Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 9, 2010 The anti-government are Warlord Siilaanyo and Somalidiid/snm militia, since they are against Somali Government led by Sheikh Sharif On the other hand, SSC Leadeship and Forces are loyal to the Internationally Recognized Government of Somalia, led by President Shiekh Sharif and Prime Minister Farmaajo The leader of SSC and high level delegation is leaving right now SSC regions to Somali Capital of Mogadishu to meet their Somali Government. Insha Allah, the anti- government clan factions like snm will eliminated from all somali territories from Loya Cade to Kismaayo Somalidiidku waa dad xaasidiin ah, oo ee ka buuxdo cuqdad iyo cudur aan dawa la'heen Runtu waxa weeyaan kooxda Somalidiidka ayaa burburasa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 9, 2010 ^^ maxa xaasidiin naga dhigay war jira uun baanu sheegnay iga waran xaglatoosiye oo Cumar ileey la kulmey mamuulaha kilinka shanaad. maxaad is tidhahdeen sawdinki xabashida necba , goormaad xabashida is jeclaateen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 9, 2010 Xaji, meel aan war oolin ayaa war ka raadinasaa, waa muuqataa halkan sida ee soomaalidiidku xumaan iyo dhibaato ula doonayaan dadka soomaaliyeed ee jaarkooda ah, sababtuna ee tahay xaasidnimo,gar darro iyo faduul. Xabashida waa codowga Somali oo dhan, Waxaa xabashida looga digayaa in ee mar labaad kusoo xad gudbin Deegaanka SSC, sidii hore u dhacday Waxaa kaloo loo sheegayaa Xabashida inay caq soo dhigin SSC, waayo SSC dowlad iyo hogaan ayee leedahay Quote Share this post Link to post Share on other sites