Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo saaray Xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka

Recommended Posts

Deeq A.   

Xubnaha Sare ee Guddiga Doorashooyinka Puntland, ayaa xalay soo saaray liiska xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Cabashooyinka ee Doorashada Golaha Degaanka.

Puntland ayaa isku diyaarinaysa in ay doorasho ka qabato saddexda degmo ee Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan, Degmooyinkaan ayaa ka haray doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland ee horay loo qabtay.

Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban Shan xubnood.

image-2.png

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this