Deeq A. Posted July 17 Saldhigga ciidanka Mareykanka ee ku yaalla galbeedka Ciraaq ee Ain al-Asad weerar xooggan Weerarka ayaa lagu tilmaamay weerarkii u horreeyay tan iyo bishii April oo ay ku qaadaan kooxaha ay Iran taageerto oo u adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, sida ay sheegtay Reuters. Ma jiro khasaare la soo sheegay oo ka dhashay weerarka ka dhacay saldhigga oo ay sidoo kale ku suganyihiin ciidamo kale oo caalami ah oo ka tirsan isbahaysiga NATO. Weerarkan ayaa ku soo aaday saacado kaddib markii sii-hayaha Wasiirka Arrimaha dibadda Iran, Bagheri Kani, uu ku dhawaaqay kooxaha ay Iran taageerto ee ku sugan bariga dhexe inay isku diyaariyeen weerarro. PUNTLAND POST The post Saldhiga Maraykanka ee galbeedka Ciraaq oo la weeraray appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites