Cowke Posted November 7, 2009 Sunaasibad balaadhan oo si heer sare ah, loosoo agaasimey, yaa subaxnimadii saaka lagu qabtay, hool ka shirarka,ee guriga gobolka, magaalada buuhoodle,sunaasibadan, oo xariga lagaga , jarayey, xarun cusub oo idaacada dalir dib uga furatay,magaalada buuhoodle, ee xarunta gobolka cayn, Sunaasibadan, oo ahayd mid si heer sare ah loo soo abaabuley, ugu horayn waxaa ayaadka quraanka kariim ka ah ku furay, Sh Mukhtaar Axmed Xaaji Faarax,,oo ah daaciga magaalada Buuhoodle, ee xarunta gobolka cayn, Shiikha , ayaa dhamaan umada muslimiinta ah, iyo , hawl wadeenada idaacada dalir buuhoodle, u dardarmay, cabsida eebe, iyo in si alle ka cabsi ku dheehan yahay,ugu adeegaan bulshadooda, Intaasi , kadib waxaa hadalka lagu soo dhoweeyey, agaasimaha radio daljir garoowe, Fu;aad Xasan Caaqil. Oo magaalada buuhoodle, usoo gaadhey, in uu dib u furo xarunta cusub, ee idaacada daljir ku yeelatay, magaalada Buuhoodle, Fu, aad ayaa warbixin dheer , ka bixiyey, idaacada daljir iyo xaruntan cusub ee maanta xariga lagaga, jarayo. Magaalada buuuhoodle, waxaa farxad weyn. Ii ah in maanta, aan imaado, magaalda buuhoodle�oo aan mudo dheer�warbaahinta ka sheegayey, waxaa maanta farxad ii ah in aan imaado, anigoo masuuliyad u wada, anigoo, aan weligey arag, ayuu yiri fu�aad xasan caaqil (Sanyuura) Dhanka kale waxaa hadalka lagu soo dhoweeyey gudoomiye kuxigeenka gobolka, cayn ahna kusimaha, gudoomiyaha gobolka, Maxamuud Sh Cumar Xasan, . Gudoomiye Ku xigeenka, ayaa, Tilmaamay, in uu aad ugu faraxsan yahay, furitaanka, cusub, ee idacda daljir, oo hore uga furnaanjirtey, magaalda buuhoodle, hase ahaatee, ay xidhantay tii hore, Intaasi kadib waxaa hadalka loo weeciyey, dhinaca cuqaashii, shirka kasoo qayb gashay, waxaana microphone ka lagu soo dhoweeyey, Caaqil cabdi samedCali Xasan, oo ka mid ah cuqaasha, aadka looga yaqaano gobolka cayn iyo nawaaxigiisa, Dhanka kale waxaa isna madasha ka hadlay, xisaabiyah wasaarada maaliyada goboolka cayn ee dawlada puntland c/qaadir maxamed hiirad Cabdulqaadir ayaa aad usoo dhoweeyey, furitaanka idaacada cusub ee daljir buuhoodle, isagoo bulshada buuhoodle ugu baaqay in ay la shaqeeyaan, hawl wadeenada idaacada, Gaba gabadii, waxaa hadalka soo afmeeray, garad saleebaan Buraale, aad isago. Hadalkiisa, kusoo khatimay, duco, uu eebe uga baryey, idaacada daljir buuhoodle, in in ay noqoto midii sida ugu haboon ugu adeegta bulshadeeda, Maaha markii ugu horeysey, oo idaadacada daljir xarun ku yeelato magaalada buuhoodle ee gobolka, cayn Dadweynaha ku dhaqan magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn , ayaa aad u soo dhoweeyey, xarunta cusub ee daljir buuhoodle, sidoo kale bulshada ayaa aad dhegta ugu haysa barnaamijyada xiligan ka baxa xaruntan cusub Khadar Cawl Ismaaciil Buuhoodle Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites