Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: Ras Kamboni Canoole take over city peacefully Al Shabaab leaders leave?

Recommended Posts

Kamaavi   

Sheekh Axmed Madoobe oo la wareegay gacan ku haynta magaalada Kismaayo

 

War deg deg ah oo eega nasoo gaadhay ayaa xaqiijinaya in ciidamadii uu horkacayey Sheekh Axmed Madoobe ee xalay seqdii dhexe magaalada soo galay ay gebi ahaanba la wareegeen gacan ku haynta xarumo muhiimka ah ee magaalada Kismaayo sida dekedda, garoonka diyaarada, saldhiga Booliska, madaxtooyada iyo dhamaan goobaha muhiimka ee magaalada.

 

Illo xog ogaal ah oo noo waramay ayaa sheegay in ciidamadii magaalada xalay ay ka soo galeen labo jiho oo kala ah wadada laamiga iyo dhanka Joorey iyadoo ay halkaa horay ugu sugnaayeen ciidamo ka amar qaata Xarakada Al-shabaab.

 

Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa wadada laamiga ah iyo dhanka Kontoroolka magaalada ay gacanta taageen sidaa darteedna la soo dhaafay oo aan wax xabad ah lagu ridin halka lagu soo waramayo in madaxdii maamulkkii Al-shabaab ay magaalada isaga baxeen iyadoo aan la garanaynin halka ay jaan iyo cidhib dhigeen.

 

Isku soo duuboo ciidamadii Xisbul islaam ayaa Kismaayo kula wareegay iyadoo aysan wax xabad ah qash dhihin, lamana oga sida ay xaaladuhu ku dambayn doonto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ redface.gif Yes, he could be among the "key" indivituals who are in dialogue with "your" PM but isn't completely mad when someone whose surname is President wonders what's going down in his state.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

I thought he was a jihadist. :confused: :confused:

Axmed Madoobe is a worrying individual awoowe. That he has been pushing for a clan hegemony in diverse Kismayo (A city that has moved on from clan disputes) is well recognized, and for a period godfather Turki has been all but ignoring this man’s clan wailing. Madoobe was in Ethiopian dungeon for some time and many believe he may have been "reformed" in detention and was sent to undermine the movement and destabilize this peaceful city.

 

We shall see where his project ends.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Kismayo should be run by it's local not by any external factor, does some dude that is from hargeisa going to tell the locals? Just like what will some dude from garowe will tell a person in afgoye on how afgoye should be run?

 

Totally fruitless and ignoring thousands of years of somali history of autonomous sultanates where every clan had his territory and took care of the affairs of his people under loosely knit confederation when the need anticipated it for example federal causes like "ahmed gurey".

 

It just amazes me why we ignore what worked for thousands of years and follow after something that has been an abysmal failure.

 

We need to embrace what our ancestors embraced not shy away from it or ignore it. This can be fully realized under federal frame-work. Their will be definitely fine-tuning that will need to happen with the federalism like defining what states become what states, division of what is local and what is national affair, issues of corruption at both federal and state level need to polished up and so forth.

 

But we can't exactly achieve this realisation when bullets are being fired left, right and center to undermine the future prospective system of somaliya. Opponenents need to realise that if sayid abdulle failed to unite somalis under the islam banner, what chance does a bunch of rag-tag teenagers have?

The

People it is time to be realistic, it is not time to follow fruitless policies. Even if shabab captured somalia, do you think America or Ethiopia would allow it to occur? The element of international support to keep shabab alive is not there and alot of innocent people are dying for something that is culturally impossible for somaliya due to clan-suspicions over the years and not to mention it goes against the secular and clan traditions of thousands of years of the people.

 

You can't teach an old dog new tricks guys, just embrace the way somalis are and actually use that clannist thinking for good purpose which federalism is honestly going to do. I assessed it against the pros and cons and it has both however the end result is alot better then anything else on offer today.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

24dihqw.jpg

 

Waxaa caawa fiidkii magaalada Kismaayo soo gaadhey cutubyo ciidamo ah oo galbinaya Sheekh Axmed Madoobe kaasoo kasoo kicitimey magaalada Dhoobley ee ku taalla xadka Kenya iyo Soomaaliya.

 

 

Ciidamadan lasocdey Sheekh Axmed Madoobe oo ka tirsan xooggaga Xisbul Islaam ayaa sida aan wararka ku heleyno magaalada ka dagay meelo loo sii diyaariyey xilli ay magaalada ka jiraan xasarad udhaxeeysa xarakooyinka meeshaas ka arimin jiray. Ciidamadan lasocda Sheekh Axmed ayaa lasheegayaa iney ku hubeysnaayeen gaadiidka Tiknikada loo yaqaano oo badan base ay adag tahay in la ogaado tiradooda maaddaama oo ay habeen tahay.

 

Warar hoose oo aan ka helney ila ku dhawdhaw Xisbul Islaam ayaa sheegaya in maalinka barito laga yaabo iney ku dhawaaqaan maamul cusub oo Xisbul Islaam ay usameeynayaan gobolada Jubooyinka. Magaalada Kismaayo waxaa kusugan wafti sare oo ka socota Xisbul Islaam kuwaasoo sheegey iney u yimaaddeen iney dhidbaan maamul ay leeyihiin Xisbul Islaam oo ka arimiya labada Jubbo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

Axmed Madoobe is a worrying individual awoowe. That he has been pushing for a clan hegemony in diverse Kismayo (
A city that has moved on from clan disputes
) is well recognized, and for a period godfather Turki has been all but ignoring this man’s clan wailing. Madoobe was in Ethiopian dungeon for some time and many believe he may have been "reformed" in detention and was sent to undermine the movement and destabilize this peaceful city.

Libaax,

 

Sheekha waad ku fogaatay saaxiib. Waxaad ula hadhay ma leh. Inta aad ku sheegi kartayna waad ku sheegtay,laakiin isla imika haddii lagu oran lahaa nolol taariikheedka iyo waxqabadka dhaq-dhaqaaqa wadaada ee uu sheekhu u lahaa soo bandhig, tolow maxaad ku jawaabi lahayd?

 

Nin walba suu rabo hadalka waa u gani karaa laakiin marka dhabta loo laabto xaajadu waji kale ayey yeelataa, badanaaba.

 

 

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

We shall see where his project ends.

Alle mahadii dagaal ma dhicin mana dhicidoono, Insha'allah. Xasaradka hadda muqda wuxu dhex maray Kambooniyiinta iyo qolo ka baxday Kambooniyiinta/Caano ole, Shabaabku iyagu lug kuma laha.

 

Apparently if my sources are correct, expect Kambooni and Canoole to merg with Shabaab soon Insha allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

DKMG ee soomaaliya ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso isbadalkii ka dhacay magaalada Kismaayo ee lagaga saaray madaxdii maamulkii Al-shabaab ee magaalada ka arimin jiray.

 

Wasiiru dowlaha arimaha gudaha ee DKMG C/rashiid Xidig ayaa sheegay in dowladu ay soo dhaweynayso isbadalka islamarkaana ay shacabka Kismaayo ugu baaqayaan inay xoojiyaan nabada iyo xasiloonida magaalada.

 

Wuxuu sidoo kale wasiirku xusay in maamulkii kasoo horjeeday DKMG ee magaalada ka talin jiray ay meesha ka baxeen.

 

Hadalka ka soo yeedhay wasiiru dowlaha ayaa ku soo beegmaya iyadoo maamulkii ka arimin jiray magaalada Kismaayo ay magaalada isaga baxeen kadib markii ay magaalada soo galeen ciidamo lixaad leh oo aad u hubaysan oo uu horkacayey Madaxa Ururka Xisbul islaam ee Jubooyinka Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Wararka saaka ka imaanaya magaalada xeebta ah ee Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaalada lagaga dhawaaqi doono maamul cusub kaasoo lagu wado inuu ka arimiyo Kismaayo iyo guud ahaan Gobolada Jubooyinka.

 

Ilo wareedyo ka ag dhow madaxda Xisbul islam ee ku sugan magaalada Kismaayo oo saaka u waramay Warsidaheena ayaa sheegay in madaxda Xisbigu ay maanta u fadhiyaan shir ay kaga arinsanayaan maamul cusub oo la filayo in galabta lagaga dhawaaqo magaalada Kismaayo.

 

Isla ilo wareedyadan ayaa noo sheegay in madaxa Ururka Xisbul islaam ee gobolada Jubooyinka Axmed madoobe uu shalay la shiray qaar ka tirsan madaxdii ciidamadii Xisbada ee Kismaayo kaasoo ilaa iyo hada aan la ogeyn wixii ay ku wada hadleen.

 

Dhanka kale waxaa lagu soo waramayaa in madaxdii maaulkii magaalada Kismaayo ee dhawaan isaga baxay magaalada aysan dib usoo noqon ilaa iyo hadana aan la ogeyn halka ay ku sugan yihiin.

 

Ciidamadii cuslaa ee magaalada mashaqeeyey ayaa dadweynihii magaalada Kismaayo u sheegay inay is dajiyaan islamarkaana aysan jirin cid duulaan lagu yahay.

 

Warar hoose oo nasoo gaadhay ayaa sheegaya in madaxdii maamulkii Al-shabaab ee dhawaan magaalada ka baxay aan loo ogolaan doonin inay dib ugu soo noqdaan magaalada Kismaayo.

 

Maanta ayaa waxaa saxaafada ka hadlay afhayeenkii maamulkii Al-shabaab ee magaalada isaga baxay C/casiis Xasan Yacquub oo sheegay in wax isbadal ah uusan ka dhicin magaalada isagoo ku eedeeyey Sh.Axmed madoobe in magaalada uu soo geliyey ciidamo aad u fara badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

"Relations between al Shabaab and Hizbul Islam degenerated last week after al Shabaab named its own council to run Kismayu, excluding all Hizbul members. Until then, the two groups had run the port in an uneasy coalition......

 

Hassan Hundubey, a London-based independent Somali analyst, said that would depend on how close the ties were between Hizbul Islam fighters in Kismayu and their counterparts in the capital. He said the clashes were mostly over money, not ideology. "It is mostly economic. They are fighting for control of the resources from the port and airport ... they are using religion as cover for several interests: tribal, economic and politics."

 

Reuters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this