Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba qof oo reer Somaliland ah oo lagu dilay gudaha dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Laba qof oo reer Somaliland ah ayaa lagu dilay Degaanka Awash ee Ethiopia kadib markii Jabhada Canfartu ay rasaas ku fureen.

Labada Marxuun ayaa kala ahaa

Khadar Cilmi Cige

Mawliid Maxamed Cabdi ( Mawliid Basra).

Dilka labada nin ayaa ka danbeeyay kadib markii ay gaadhi ku qadeen nin dhaawaca iyagoo kuwada dhakhtar magaalada Addis Ababa ah.

Dadwayanaha Reer Somaliland ee isticmaala jidka u dhaxeeya Jigjiga iyo Addis Ababa ayaa looga digayaa inay jidkaasi gawaadhi ku maraan.

Weerarkan ayaa la sheegay inay fuliyeen jabhada Canfarta ee degaankasi ka degaalanta oo Shifto ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this